Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kullan u dhaxeeyay Wasaaradda Qorsheynta XFS iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud oo ka dhacay Muqdisho “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Kullan u dhaxeeyay Wasaaradda Qorsheynta XFS iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud oo ka dhacay Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kullan u dhaxeeyay Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta  ka dhacay Xarunta Xeer Ilaalinta Qaranka, kaasi oo looga hadlay arrimo dhowr ah.

waxaa ka soo qeyb galay kulankaasi Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka, Wasiirka Wasaaaradda Qorsheynta XFS, Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Qorsheynta, Ku-xiggeenada Xeer Ilaaliyaha Guud, agaasimeyaasha iyo qaar kamid ah howl wadeenada labada xafiis.

kulanka oo muhiimad gaar ah u lahaa labada dhinac ayay Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ku soo bandhigtay warbaxin ku aaddan geeddi socodka qorista Qorshaha horumarinta Qaranka.

Sidoo kale Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa warbixin kooban ka jeediyay kullanka, toosi oo diiradda uu ku saaray howlaha Xafiiska oo ay ugu mihiim sanaayeen Tababarada shaqaalaha ,Dhismaha Xafiisyada Xeer Ilaalinta iyo Qorshaha u degsan Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka.

Ugu dambeyn Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa boggaadiyay Shaqada Wasaaradda Qorsheynta ay ka waddo Dalka, waxuuna si aad ah uu ammaanay tiirka Kala sareynta Sharciga, Isla markaana Wasaaradda Qorsheynta uga mahad celiyay wada-tashiga ay la yeelatay Bahda Garsoorka Dalka.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo dib-u-dhis ku sameeyey Xarunta Waaxda October ee Deg/Waaberi.

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galay Kulanka Golaha wakiiladda Puntland “Sawirro”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galay Kulanka Golaha wakiiladda Puntland “Sawirro”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galay Kulanka Golaha wakiiladda Puntland “Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In