Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulllan looga hadlayey illaalinta Dhirta oo lagu qabtay Muqdisho “Dhageyso”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Kulllan looga hadlayey illaalinta Dhirta oo lagu qabtay Muqdisho “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kullan looga hadlayey Ansixinta Siyaasadda Dhuxusha diiradana lagu saarayo sidii laysaga kaashan lahaa Joojinta jarista iyo dhoofinta Dhuxusha ayaa lagu qabtey magaalada Muqdisho.

Wasiirka Wasaradda ilaalinta deegaanka iyo Badda Hirshabeelle Aadan Barrre ayaa sheegay in deegaanku muhiimad gaar ah u leeyahay dadka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Halkan ka dhageyso Wareysiga Wasiirka oo dhameystiran

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/08/WARYSI-WASIIRKA-wasarada-bay’adda-ilaalinta-dhulka-iyo-bada-hirshabeele-aadan-barrre-22-08-2019.mp3
Previous Post

Madaxweynaha K/Galbeed oo kulan la qaatay Wasiiru-Dowlaha Ingiriiska ee Qaabilsan Arrimaha Afrika “Sawirro”

Next Post

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo kulan dhiiri-gelin ah u qabatay Koox ku guuleysatay Tartan lagu Maamuusayey Xuskii Kowda Luulyo.

Next Post
Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo kulan dhiiri-gelin ah u qabatay Koox ku guuleysatay Tartan lagu Maamuusayey Xuskii Kowda Luulyo.

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo kulan dhiiri-gelin ah u qabatay Koox ku guuleysatay Tartan lagu Maamuusayey Xuskii Kowda Luulyo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In