Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kumaandooska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay horjoogayaal ka tirsan Alshabaab

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Kumandooska Danab oo burburiyay fariisin ay Shabaab ku lahaayeen degaan ka tirsan gobolka J/Hoose

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Ciidamada Kumandoosta Soomaaliya ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyey gobolka Shabeelaha hoose, kaas oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab.

Hawlgalkan oo ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha hoose, gaar ahaan meel ay ku dhuumaalaysanayeen horjoogayaal ka tirsan xagjirka Al-shabaab ayaa lagu soo qabtay labo horjooge sare oo maleeshiyada Shabaab ka tirsanaa.

Sida ay warbaahinta qaranka ay u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka,Xubnaha ay soo qabteen ciidanka Xooga Dalka,gaar ahaan qeybtoodi Kumaandooska ah oo sida gaarka ah u tababaran ayaa waxaa ay kala yihiin Cabdi-kariin Abuu Xamza oo ah Madaxa Al-Shabaab u qaabilsan Maaliyadda iyo Muudey oo ah taliyaha u qaabilsan Amniyaatka iyo dilalka qorsheysan.

Horjoogayaashan la soo qabtay ayaa la sheegay in ay kamid ahaayeen horjoogayaasha Alshabaab ee lagu soo tababaray dalka dibadiisa,gaar ahaan Afganistaan,sida laga soo xigtay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Shabeelada Hoose.

Waxaa uu ahaa hawlgal xirfadiisu sarayso, kaas oo suura galiyey in la soo qabto horjoogayaashan iyaga oo nool, waxxaana raggan oo macluumaad badan ka haya kooxda Al-shabaab haatan ku socda baaritaan.

Gobolada Dalka waxaa ka soconaya howlgalo ballaaran oo lagu baacsanayo maleeshiyada Alshabaab,iyadoo maalmihii la soo dhaafayna ay howlgalo qorsheysan ay ka kala dheceen deegaano ka tirsan K/Galbeed iyo Jubbaland.

SONNA.

Previous Post

Ciidanka xoogga dalka oo howlgalo balaaran ka wada qaybo ka mid ah gobalka Gedo

Next Post

Maamulka Gobalka Shabeellaha hoose oo ka Warbixiyay Horjoogayaasha Al shabaab ee Gacanta lagu dhigay

Next Post
Maamulka Gobalka Shabeellaha hoose oo ka Warbixiyay Horjoogayaasha Al shabaab ee Gacanta lagu dhigay

Maamulka Gobalka Shabeellaha hoose oo ka Warbixiyay Horjoogayaasha Al shabaab ee Gacanta lagu dhigay

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In