Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kuwait oo bogaadisay dadaaalada Madaxeynaha JFS ee Geeska Afrika

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Kuwait oo bogaadisay dadaaalada Madaxeynaha JFS ee Geeska Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga gaarka ee Dowlada Kuwait u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Mansour Al-Otaibi ayaa Khamiistii aynu soo dhaafnay soo dhaweeyay dadaaalka Madaxeynaha Soomaaliya Maxamed Abdullahi Farmaajo ee ku-wajahan Nabad ka Islaaxinta wadamada Geeska Afrika.

Hadal uu ka horjeediyay ergayga kulanka Xubnaha Golaha amaanka ee Qaraamada Midoobay ayaa wuxuu bogaadiyay horumarka ka socda mandiqada Geeska Afrrika ee dhinaacyada Nabadda, amniga iyo Siyaasadda xiligan ay higsanayso.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Danjire Mansour Al-Otaibi wuxuu si gaar ah u soo dhaweyyay dowrka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ka qaatay horumarinta iyo dib u soo celinta xiiradaย  Etihiopia, Ereteriya iyo Jabuuti iyo kulankii dhex maray dhawaan wasiir arrima dibadeedka sadaxdaasi Dal kadib markii uu Madaxweynaha uu booqasho taariikhi ah ku tagay Dalalkaasi.

Mudane Ambassador Mansour Al-Otaibi ayaa intaa raaciyay inuu aad u soo dhaweynayo dadaalka xukuumadda Somalia ee la xiriira wanaajinta dhaqaalaha iyo ka gudbidda dhibaatooyinka ku hareeraysan,isagoo Jaamacadda Carabtaย  iyo ururada kale ee Caalamiga ugu baaqay inay Soomaaliya taageeraan si ay uga gudubta caqabadaha ka jira.

Ergayga gaarka ee Dowlada Kuwet u fadhiya Qaraamada Midoobay wuxuu kaloo sheegay in kulankii 150-aad ee Golaha wasiirada Jaamacadda carabta ee todabaadkii tagay lagu qaabtay magaalada Qaahira loogu baaqay dowladaha xubnaha ka ah Jaamacadda carabta inay taageeraan Dowladda Soomaaliya si loo sii xoojiyo Nabadda iyo horumarka ay hiigsanayso.

Mudane Ambassador Mansour ayaa soo dhaweeyay goโ€™aanadii shirkii Magaalada Brusselsย  ee la qabtay bishii julay ee Sanadkan kaasoo ay Dowladda Kuwait ka qeyb gashy laguna taageerayay qorshaha kala guurka Somaliya.

Previous Post

Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo la xukumay

Next Post

Howlgal lagu diley labo burcad ah oo Kaxda laga fuliyay +Sawirro

Next Post
Howlgal lagu diley labo burcad ah oo Kaxda laga fuliyay +Sawirro

Howlgal lagu diley labo burcad ah oo Kaxda laga fuliyay +Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In