Wednesday, January 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Laamaha Amniga Galmudug oo Gacanta ku soo dhigay dad ku howlanaa xaalufinta degaanka

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Laamaha Amniga Galmudug oo Gacanta ku soo dhigay dad ku howlanaa xaalufinta degaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Booliska ee magaalada Cadaado oo duleedka Magaalada ka sameeyeen howl-gallo kala duwan, ayaa gacanta ku soo dhigay Gaari iyo dadkii waday oo ay sheegeen iney soo jareen dhir farabadan.

Howl-galadan ay sameeyeen ciidamada ayaa yimid kadib markii Jarista Dhirta ay warqad ka soo saartay Wasaaradda Bay’ada Galmudug, taasi oo  ku amartay ciidamada ammaanka Galmudug inay qabtan cidkasta oo ku howlan xaalufinta dhirta degaannada Galmudug.

Related posts

Taliska Booliska Oo Soo Saaray Digniin Ka Dhan Ah Been Abuur Ku Saabsan Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019/2020

Taliska Booliska oo war ka soo saaay fowdo ka dhacday Deyniile

January 7, 2026
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray deegaanka Gandershe

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray deegaanka Gandershe

January 6, 2026

Ciidamada Boosliska Degmada Cadaado, ayaa beryahii la soo dhaafay waday howlgal ammaanka Degmada Cadaado iyo degaannada hoosyimaada lagu xaqijinayo, xili Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay degaannada Galmudug ka wadaan howl-gallo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al –Shabaab.

 

Previous Post

Wasiirka Amniga oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta amniga Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo howl-gal ka fuliyay xarun ay Khawaarijtu ku diyaarinayeen qaraxyo

Next Post
Ciidanka xoogga dalka oo howl-gal ka fuliyay xarun ay Khawaarijtu ku diyaarinayeen qaraxyo

Ciidanka xoogga dalka oo howl-gal ka fuliyay xarun ay Khawaarijtu ku diyaarinayeen qaraxyo

Taliska Booliska Oo Soo Saaray Digniin Ka Dhan Ah Been Abuur Ku Saabsan Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019/2020

Taliska Booliska oo war ka soo saaay fowdo ka dhacday Deyniile

January 7, 2026
0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed wuxuu Bulshada Soomaaliyeed u xaqiijinayaa in maanta oo ay Taariikhdu tahay 06-01-2026 Abaaro 10:55am Subaxnimo Xaafad...

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray deegaanka Gandershe

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray deegaanka Gandershe

January 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa booqasho shaqo ku tagay Degaanka Gandarshe oo Khawaarijta dhibaato weyn...

Guddoomiyaha Midowga Afrika iyo Wasiiru-dowlaha Arrimaha dibada Imaaraadka oo ka shiray qadiyadda Soomaaliya

Guddoomiyaha Midowga Afrika iyo Wasiiru-dowlaha Arrimaha dibada Imaaraadka oo ka shiray qadiyadda Soomaaliya

January 6, 2026
0

Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, iyo Sheekh Shakhboot bin Nahyan Al Nahyan, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isu-tagga Imaaraadka...

Golaha Nabadda ee Midowga Afrika oo si adag u cambaareeyay xadgudubka Israiil

Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika oo saaray bayaan ka dhan ah xadgudubka Israiiil ee dalkeenna

January 6, 2026
0

Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa soo saaray bayaan ka kooban dhowr qodob. Goluhu wuxuu si adag uga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In