Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Labo ka tirsan khawaarijta oo isu soo dhiibay ciidamada Daraawiishta Galmudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo howlgallo ka fuliyay deegaanno dhaca Koonfurta Gobalka Mudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidmada Daraawiishta Galmudug ee ku sugan aagga Magaalada Bacaadweyne ee koonfurta Gobolka Mudug ayaa waxaa isku soo dhiibay Labo ka tirsan khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab

Raggan ka tirsan khawaarijta Al Shabaab ee isku soo dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa waxaa lagu magacaabaa

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

1- Bishaar Shardi Maxamed oo afgarashadiisu tahay Xaseey

2- Yuusuf Suleymaan Abuukar Jirow oo magaca Afgarashadiisu tahy Salaaxudiin

Saraakiisha ayaa xusay in labada isu soo dhiibtay ciidamada la marsiin doono nidaamka dhaqancelinta, iyagoo ugu baaqay dhalinyarada kale ee ay qaldeen khawaarijta inay isu soo dhiibaan ciidamada.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ergeyga gaarka ah oo u qaabilsan Xasilinta iyo Ilaalinta arrimaha Rayidka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ergeyga gaarka ah oo u qaabilsan Xasilinta iyo Ilaalinta arrimaha Rayidka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ergeyga gaarka ah oo u qaabilsan Xasilinta iyo Ilaalinta arrimaha Rayidka

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In