Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Labo wiil oo Koronto ku dishey Muqdisho

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Labo wiil oo Koronto ku dishey Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aroornimadii saaka ayaa magaalada Muqdisho waxaa ku dhintay 2 wiil oo dhalinyaro ah,kuwaasi oo la sheegay in ay dhimashadooda sabab u ahayd koronta qabatay xili ay meel wado ah marayeen.

Wiilashan oo da’dooda lagu qayaasayo 16 ilaa 15 ayaa ku dhintay xaafad ku taala nawaaxiga xarunta Degmada Wartanabadda ee magaalada Muqdisho,sida uu soo sheegayo Abuukar Xaaji Goob Doon oo ka tirsan Wakaaladda SONNA.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Wiilashan ayaa la sheegay in marka ay korontadu qabanaysay ay marayeen wado yer oo ciriiri ah,sidaasina ay ku qabatay koronto ku xirnayd Balo halkaasi ku yaalay,halkasi waxa ku dhintay mid kamid ah halka midkii kale oo sakaraad ahaa muddo daqiiqado ka dib uu u dhintay waxyeelada korontada.

Mid kamid ah wiilasha geeriyooday ayaa la sheegay in uu ku sii jeeday goobtiisa shaqo oo ku taala Suuqa Bakaaraha,halka kan kalana wararku ay sheegayaan in uu u socday goob uu ka dhigta GYM ama Jimicsi jirdhiska.

Awooda danabka ka dhasha korontada ayaa ah mid si fudud ku dili karta nafta bani’aadamka,iyadoo inta badan ay dhacdo xiliyada roobka uu da’ayo oo korantado ay saameyn teedi leedahay iyo dayacaad ku timaada xiliyada qaar hamka korontadaasi ay u sameysan tahay,wadooyinkana lagu arko koranto dhultaala,taasi oo waxyeelo garsiin karta bulshada

Previous Post

Dhageyso: Wafti ka socda DFS iyo Galmudug oo Maanta ku wajahan Magaalada Hobyo

Next Post

Uhuru Kenyatta oo tacsi u diray Qoysaskii ay ka baxeen Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Dhoobleey

Next Post
Uhuru Kenyatta oo tacsi u diray Qoysaskii ay ka baxeen Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Dhoobleey

Uhuru Kenyatta oo tacsi u diray Qoysaskii ay ka baxeen Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Dhoobleey

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In