Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Labo wiil oo Soomali walaalo ah oo lagu toogtay K/Afrika

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Labo wiil oo Soomali walaalo ah oo lagu toogtay K/Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soomaalida kunool Wadanka Koonfur Afrika ayaa ka walaacsan dhibaatooyinka sii kordhayo ee lagula kacayo dadka Ajaanibta ah ee dalkaasi kunool oo Soomaalida ay kujirto.

Tacdiyada loo geysto dadkaasi waxaa kamid ah dilal qorsheysan,weeraro lagu qaado deegaanadooda iyo boobka loo geysnayo hantidooda,taasi oo sii kordhisay in dadkaasi ayla noolaadaan walwal joogta ah oo aan isbedel lahayn.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Falkii ugu dambeeyey ayaa lagu dilay labo wiil oo Soomaali ah,kuwaasi oo lagu kala magacaabo Cumar Salaad Xaashi iyo walaalkiis ka yar Liibaan Salaad Xaashi,kuwaasi oo lagu toogtay dukaan ay ku lahaayeen magaalada Johannesburgย  ee dalka Koonfur Afrika sida ay sheegeen eheladooda.

Waxaa Burcad hubeysan ay Khamiistii ku dileen wiilashaasi magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika,kuwaasi oo dilkooda loo adeegsaday baaskood,taasi oo keentay in Cumar Xaasi uu isla goobtaasi ku dhintay,halka Liibaan Xaashi uu dhaawac soo gaarey uu u dhintay.

Waxaa jira bannaan baxyo ballaaran oo ay Jaaliyadda Soomaliyeed ka dhigeen dhismaha xarunta Baarlamaanka Dalkaasi,iyagoo dalbanaya in sharciga iyo cadaaladda la horkeeno dembiilayaasha geysanayaa dilalka qorsheysan

Previous Post

โ€œAKHIRSOโ€ Maamulka G/banaadir oo amaro Amniga Muqdisho ku saabsan soo saaray

Next Post

Dhageyso: Ciidamada Xoogga oo Howlgalo lagu qaadayo Isbaarooyin ka bilaabay Gobolka Sh/dhexe

Next Post
Dhageyso: Ciidamada Xoogga oo Howlgalo lagu qaadayo Isbaarooyin ka bilaabay Gobolka Sh/dhexe

Dhageyso: Ciidamada Xoogga oo Howlgalo lagu qaadayo Isbaarooyin ka bilaabay Gobolka Sh/dhexe

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In