Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lataliyaha Amniga Qaranka oo khudbad ka hadlaysa marxaladda amni ee dalka u jeediyay golaha Ammaanka QM

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Lataliyaha Amniga Qaranka oo khudbad ka hadlaysa marxaladda amni ee dalka u jeediyay golaha Ammaanka QM
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdi Saciid Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay kulan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya.

Cabdi Saciid waxa uu sheegay in meel wanaagsan uu marayo qorshaha dhismaha ciidanka Qaranka iyo dagaalka ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab si looga ciribtiro guud ahaan dalka.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Wuxuu uga mahad celiyay kaalinta beesha caalamka ee dhismaha ciidanka iyo doorka Howlgalka AMISOM ee la dagaallanka argagixisada.

Qorshaha la wareegidda ciidanka Qaranka ee Amniga dalka mar uu soo hadal qaaday wuxuu sheegay in qorshahani yahay mid Soomaalidu leedahay, iyadana hogaaminayso wuxuu Qaramada Midoobay iyo saaxiibada Soomaaliya uga mahadceliyay sida ay u taageerayaan.

Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo beesha caalamka ayuu tilmaamay in looga baahan yahay in ay iskaashaadaan si loo xaqiijiyo hadafka dhismaha ciidan Qaran oo awood u yeesha in dalka amnigiisa ka wareegaan dhammaadka 2023.

Cabdi Saciid Lataliyaha Amniga Qaranka ayaa intaa ku daray in ay muhiim tahay kordhinta waqtiga Howlgalka AMISOM si ay qeyb ugu noqdaan qorshaha bilaabanaya 2022 ee  ciidanka Qaranka Soomaaliya ay kula wareegayaan amaanka dalka.

Ugu dambeyn beesha caalamka ayuu ka codsaday sii wadidda iyo  xoojinta taageerada ay siiyaaan Soomaaliya si ay cagaheeda ugu istaagto.

Previous Post

Gargaarkii ugu badnaa oo la gaarsiiyey danyarta iyo barakacayaasha ku nool Xudur “SAWIRRO”

Next Post

Hotel Afrik oo markale dib loo furay “SAWIRRO”

Next Post
Hotel Afrik oo markale dib loo furay “SAWIRRO”

Hotel Afrik oo markale dib loo furay “SAWIRRO”

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In