Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lix Xildhibaan oo ka tirsan BFS oo maanta lagu doortay Magaalada Baraawe

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Lix Xildhibaan oo ka tirsan BFS oo maanta lagu doortay Magaalada Baraawe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Baraawe ee xarunta maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta lagu doortay lix  Xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 11aad ee Aqalka hoose ee Soomaaliya.

Cali Siciid Fiqi oo ah guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed, ayaa ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay Hop#187 ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Baraawe.

Related posts

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026

Aweys Maxamed Cumar ayaa ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay Hop#062 ee golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Baraawe.

Nuuracayn Khaliif Sheekh Abuu, ayaa ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay Hop#251 ee golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Baraawe.

Maxamed Xasan Maxamed (Murjaan), ayaa ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay Hop#195 ee golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Baraawe.

Muqtaar Axmed Xasan ayaa ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay Hop#057 ee golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Baraawe.

Xamza Saciid Xamza, yaa ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay Hop#2194 ee golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Baraawe.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta,XFS oo la kulmay Safiirka Shiinaha

Next Post

Toddoba Xildhibaan oo lagu doortay Muqdisho  

Next Post
Lix Xildhibaan oo ka tirsan BFS oo maanta lagu doortay Magaalada Baraawe

Toddoba Xildhibaan oo lagu doortay Muqdisho  

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In