Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lixdan Arday oo tababar dhanka xirfadaha ah loogu soo gabagabeeyay Muqdisho+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Lixdan Arday oo tababar dhanka xirfadaha ah loogu soo gabagabeeyay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Shalay gelinkii dambe tababar soconayay Saddex Bil loogu soo xiray Machadka Barashada xirfadaha iyo Luqadaha ee “Hano Academy” Lixdan Arday oo intooda badan ahaa muwaddiniin kasoo laabtay Dalalka Kenya iyo Yemen.

Ardaydan ayaa waxay baranayeen xirfado kala duwan sida, farshaxanka, samaynta Dharka hiddaha iyo dhaqanka ee Aliindiga loo yaqaan, Dhismaha, Computer-ka, xog-haynnimada, maamulka mashaariicda, Cunto karinta iyo barashada Luqadaha si bilaash ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maamulaha Machadka Hano Academy, Drs; Sacdiyo C/llaahi Siyaad, ayaa sheegtay in ay Dhallinyarada Soomaaliyeed ka caawiyaan barashada xirfado ay noloshooda ku debberaan isla markaana shaqa abuur iyo dhiirri gelibna u noqota.

Drs; Sacdiyo ayaa sidoo kale sheegtay in uu hadafkoodu yahay sare u qaadidda hamiga da’yarta Soomaaliyeed, taas oo ay sheegtay in ay ka qeyb qaadan karto yaraynta shaqa la’aanta Dalka.

“Dhabtii Machadku waxyaabaha uu Diiradda saaray waxaa ka mid ah, in Dhallinyarada Soomaaliyeed loo fidiyo tababarro xagga xirfadaha Gacanka ah, kaas oo wax badan kusoo kordhinayo horumarka Dalka, ayay tiri Drs; Sacdiyo.

Ardayda dhammaysatay tababarka ayaa la guddoonsiiyay Shahaadooyin iyo abaal marinno kala duwan.

Previous Post

Shirka amniga Gobolka Banaadir oo looga hadlay Barnaamijka Bulsho bile

Next Post

Lixdan Arday oo tababar dhanka xirfadaha ah loogu soo gabagabeeyay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Lixdan Arday oo tababar dhanka xirfadaha ah loogu soo gabagabeeyay Muqdisho+Sawirro

Lixdan Arday oo tababar dhanka xirfadaha ah loogu soo gabagabeeyay Muqdisho+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In