Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lixdan Arday oo tababar dhanka xirfadaha ah loogu soo gabagabeeyay Muqdisho+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Lixdan Arday oo tababar dhanka xirfadaha ah loogu soo gabagabeeyay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Shalay gelinkii dambe tababar soconayay Saddex Bil loogu soo xiray Machadka Barashada xirfadaha iyo Luqadaha ee โ€œHano Academyโ€ Lixdan Arday oo intooda badan ahaa muwaddiniin kasoo laabtay Dalalka Kenya iyo Yemen.

Ardaydan ayaa waxay baranayeen xirfado kala duwan sida, farshaxanka, samaynta Dharka hiddaha iyo dhaqanka ee Aliindiga loo yaqaan, Dhismaha, Computer-ka, xog-haynnimada, maamulka mashaariicda, Cunto karinta iyo barashada Luqadaha si bilaash ah.

Related posts

๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

September 24, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026

Maamulaha Machadka Hano Academy, Drs; Sacdiyo C/llaahi Siyaad, ayaa sheegtay in ay Dhallinyarada Soomaaliyeed ka caawiyaan barashada xirfado ay noloshooda ku debberaan isla markaana shaqa abuur iyo dhiirri gelibna u noqota.

Drs; Sacdiyo ayaa sidoo kale sheegtay in uu hadafkoodu yahay sare u qaadidda hamiga daโ€™yarta Soomaaliyeed, taas oo ay sheegtay in ay ka qeyb qaadan karto yaraynta shaqa laโ€™aanta Dalka.

โ€œDhabtii Maxadku waxyaabaha uu Diiradda saaray waxaa ka mid ah, in Dhallinyarada Soomaaliyeed loo fidiyo tababarro xagga xirfadaha Gacanka ah, kaas oo wax badan kusoo kordhinayo horumarka Dalka, ayay tiri Drs; Sacdiyo.

Ardayda dhammaysatay tababarka ayaa la guddoonsiiyay Shahaadooyin iyo abaal marinno kala duwan.

ย Sawir qaade Muuse Cusmaan Abtow

ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย 

Previous Post

Lixdan Arday oo tababar dhanka xirfadaha ah loogu soo gabagabeeyay Muqdisho+Sawirro

Next Post

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Dib-u-eegis Lagu Sameeyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda Iyo Ka Hor-tagga Afduubka+sawir

Next Post
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Dib-u-eegis Lagu Sameeyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda Iyo Ka Hor-tagga Afduubka+sawir

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Dib-u-eegis Lagu Sameeyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda Iyo Ka Hor-tagga Afduubka+sawir

๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey goโ€™aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’  ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In