Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

M.weynaha Dowlad Gobaleedka Puntland:Aad ayaan ugu Faraxsanahay Hormarka Ay Sameyeen Maamulka Iyo Shacabka Gobalka Mudug+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
M.weynaha Dowlad Gobaleedka Puntland:Aad ayaan ugu Faraxsanahay Hormarka Ay Sameyeen Maamulka Iyo Shacabka Gobalka Mudug+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey Deegaanada Bacaadweyn,Margeeg, Daarasalaam, Cagaaran iyo magaalo madaxda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo.

Soo dhaweynta Madaxweynaha oo siweyn loo diyaariyey ayaaa waxaa ka qeyb-qaatay Wasiiro, Xildhibaano, maamulka Gobolka Mudug,Waxgarad, Haween, Dhalinyaro, Arday iyo masuuliyiin kale duwan, kuwaas oo si hambsami leh uga qeyb qaatay soo dhaweynta Madaxweynaha.

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

Shacabka oo safnaa Hareeraha waddooyinka ayaa watay Calamada Soomaaliya iyo kan dowlad gobaleedka Puntland,caleemo iyo sawirada M.weyne C.weli Maxamed Cali Gaas, waxaana ay ku dhawaaqayeen Mudane Madaxweyne soo dhawoow iyo hal ku dhigyo kale.

Madaxweynaha ayaa deegaanka Cagaaran xariga kaga soo jaray Goob waxbarasho oo cusub , waxaana uu dadka deegaankaas ku booriyey inay ka qeyb ka noqdaan horumarka dalka ka soconaya , dhankoodana looga baahanyahay wax wada qabsi si horumar loo gaaro.

Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa markii uu gudaha u soo galay Magaalada Gaalkacyo hoygiisa kula hadlay warbaahinta qeybheeda kala duwan, isagoona sheegay in safarkaan shaqo uu ku yimi Gobolka Mudug,  isla mar ahaantaana uu Kormeerayo mashaariicda Dawladda ee ka soconaya Gobolka.

‘’ Muddo waan joogayaa Gobolka maadama aan wakhti badan ka maqnaa , dabcan maamulka Gobolka, ururada bulshada waan is arkaynaa in sha,allah ‘’ Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

Madaxda iyo shacabkii ka qeyb-qaadatay soo dhaweyntiisa ayaa madaxweynuhu u mahadceliyey, waxaana uu ku ammaanay sida hagar la’aaneed ee ay uga qeyb-qaateen horumarka ay gaartay Gobolka Mudug.

IMG_6521 IMG_6546 IMG_6547 IMG_6549 IMG_6555 IMG_6557 IMG_6576 IMG_6598 IMG_6599 IMG_6600 IMG_6605 IMG_6610 IMG_6630 IMG_6666 IMG_6669 IMG_6674 IMG_6675 IMG_6721 IMG_6724 IMG_6737 IMG_6746 IMG_6764 IMG_6820 IMG_6824 IMG_6834 IMG_6845 IMG_6888 IMG_6946 IMG_7011 IMG_7029 IMG_7033 IMG_7040 IMG_7045 IMG_7046 IMG_7047 IMG_7051 IMG_7087 IMG_7118 IMG_7130 IMG_7137 IMG_7139 IMG_7150 IMG_7174 IMG_7182 IMG_7201 IMG_7206 IMG_7210 IMG_7227 IMG_7237 IMG_7245 IMG_7262 IMG_7275 IMG_7290 IMG_7295 IMG_7309 IMG_7322 IMG_7329

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Nicholas Kay:Dhalinyaradu Waxa Ay La Imaan Karaan Tamar Iyo Firfircooni Cusb .

Next Post
Nicholas Kay:Dhalinyaradu Waxa Ay La Imaan Karaan Tamar Iyo Firfircooni Cusb .

Nicholas Kay:Dhalinyaradu Waxa Ay La Imaan Karaan Tamar Iyo Firfircooni Cusb .

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In