Barnaamij looga hadlayo Taariikhda Abwaan Cali Sugulle Cigaal oo ay ka qeyb galayaan Abwaanno xildhibaan cabdi Xaashi Wariyayaal Fannaaniin iyo Dhageystayaal ayaan goor dhow idiin soo gudbin Doonaa Akhristayaal ee la socod wanaagsan.
Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...











