Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Africa oo laga xusay Dalka Kuwait “Sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Maalinta Africa oo laga xusay Dalka Kuwait “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xaflad si-heersaye ah loo so agaasimay ayaa lagu qabtey Dalka Kuwait ujeedka ayaa ahaa mid lagu weyneynaayo Maalinta Africa, waxaa ka soo qeybgalay Madax ka socota Dowladda Kuwiat, Danjirayaasha Caalamka u fadhiya Dalka Kuwiat, Ururadda Adduunka iyo dhamaan Jaaliyadaha Dalalka Africa ee ku nool Kuwait.

Ugu horeyn waxaa Munaasabadda loogu dabaal dagaayay Maalinta Africa khudbad ka jrrdiyey Madaxda Danjirayaasha ee ku sugan Kuwait kuwaas oo dhamaantood ku celceliyeen in ay Afrika ku socoto Wadadda Horumarka iyo Xalinta dhibaatada Africa u khaaska ah iyagoo tusaale u soo qaatey Doorka Ciidamada Africa ee Soomaaliya ee gacanta siinaya Ciidamada Soomaaliya.

Dhanka kale waxaa halkaas lagu soo bandhig bandhig dhaqameed ka tarjumayay Dowladaha Africa iyadoo Soomaaliyana ay doorkeeda ka cayaartay bandhig dhaqameedkaasi.

Siihaya Safaaradda Soomaaliya Dalkaa Kuwait Abiib Muusa Faarax oo hor kacayey Madaxdii iyo marti sharaftii kasoo qeyb qashey ayaa kormeer guud ku sameeyay bandhig dhaqameedkii ay soo bandhigeen dhamaan Dowladaha.

Previous Post

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maxkamadaha Gobolka kala hadlay xal-u-helidda Dukumiintiyada Been abuurka ah “Sawirro”

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo Hay’adaha Amniga ku wareejiyey 10 qof lacago sharci darro ah ka qaadayay Barakacayaasha “Sawirro”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo Hay’adaha Amniga ku wareejiyey 10 qof lacago sharci darro ah ka qaadayay Barakacayaasha “Sawirro”

Maamulka Gobolka Banaadir oo Hay’adaha Amniga ku wareejiyey 10 qof lacago sharci darro ah ka qaadayay Barakacayaasha "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In