Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta caalamiga ah ee xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho laga xusay.

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Maalinta caalamiga ah ee xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho laga xusay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xuska maalinta caalamiga ee xuquuqda aadana  ayaa ah mid  bulshada looga wacyi galinayaay  ilaaalinta  iyo dhowrida xaquuqda aadanha  iyo In la joojiyo xadgudubyada ka dhanka ah Aadanaha, waxane munaasibadda goob joog ka aha wasiirka wasaradda haweenka iyo horamarinta xuquuqda aadanha Deeq Yaasin Xaaji Yuuf,  xilidhibaano ka tirsan golaha shacabka iyo aqalka sare  agaasimaha guud ee wasaradda hawenka iyo  uruurda bulshada rayidka.

Sanadki 1948 ayeey aheyd marki shirki golaha guud ee qaramada midobaay  la isugu raacay in 10dacembar ay tahay maalinta caalmaiga ee dhowrida xuquuda aadanaha  ayaado sanad walibo aduunka dhan laga xuso  maalintaan.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Agaasimaha guud wasaradda hawenka iyo horamarinta xaquuqda aadanah  Deeq Suleymaan Yuusuf ayaa ka hadlaay ahmiyadda ay ledahay maalinta caalamiga ee  xuquuqda adanha

Sanadkan ayaa ah mid ka duwan sanadahi hore ee munaasibadda xuska maalinta caalamiga ee xuquuqda aadanha  iyaado dowlada soomaaliya ay go,amisaay in sanad waliba la xuso haldorka  kaalinta weyn ka qataa horamarinta xuquuqda aadanha ee  Soomaaliya waaxne la xusaay oo looga duceyaay inta ay munaasibadda socotaay Allah uu naxariiste Ambassador Yuusuf Maxmed Ismaciil Bari bari oo kaalin weyn ka qataay u dagaalanka xuquuqda aadanha

Xilidhibaan Canab Axmed Cilmi oo ka tirsan  gudiga xaquuqal insaanka ee Golaha shacabka  ayaa shegtaay iney waddaan sharciga xaquuqda dadka baahiya garka qaba si ay uu helaan xaquuqdooda

Wasiirka wasardda hawenka iyo horamarinta xaquuqada aadnaha  xukumadda soomaaliya Deeq Yaasin Xaaji Yuusuf  oo gaba gaba munaasibadda ka hadashay ayaa shegtaay  in ay wadaan dhamestirka gudiga madaxa banaan ee xaquuqul insaanka soomaaliya .

Previous Post

Golaha Aqalka Sare oo Ansaxiyay Xubin kamid noqonaya Gudigga Dib-u-eegista Dastuurka KMG ah

Next Post

Guddoomiye Jawaari oo ka qeybgalay munaasabad ay ku qalinjebinayeen arday dhameysatay heerka 1-aad ee waxbarashada Jaamacadda

Next Post
Guddoomiye Jawaari oo ka qeybgalay munaasabad ay ku qalinjebinayeen arday dhameysatay heerka 1-aad ee waxbarashada Jaamacadda

Guddoomiye Jawaari oo ka qeybgalay munaasabad ay ku qalinjebinayeen arday dhameysatay heerka 1-aad ee waxbarashada Jaamacadda

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In