Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo laga xusay dalka Koofur Afrika+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo laga xusay dalka Koofur Afrika+Sawirro

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad si quruxbadan loo soo agaasimay oo lagu maamusayay  43 sano guuradii ka soo wareegatay xilligii la aas aasay Ururkii Dhalinyarada SYL ayaa lagu qabtay magaalada Pretoria ee Koonfur Afrika.

Munaasabaddaas waxaa ka qeygalay Madaxda Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Koofur Afrika,  dhalinyarro Waxgarad iyo Ganacsato iyadoo ay Xafladan soo qabanqaabiyeen Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Pretoria.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Intii ay Munaasabadda socotay ayaa waxaa hadallo ka jeediyay Waxgaradkii iyo dhalinyaradii ka qeybgalay iyo madaxda Safaaradda waxeyna u duceeyeen dhalinyaradii SYL ee usoo halgamay xuriyadda,  iyadoo dhanka kale dhalinyarada maanta kula dardaarmay inay la yimaadaan fikir wanaagsan oo wax ka bedala xaaladda maanta ay dhalinyarada Soomaaliyeed ku suganyihiin.

Gudoomiyaha dhalinyarada Pretoria Xarbi Cabdi Xasan oo Munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay inay ka fikirayaann sidii ay u sameysan lahaayeen mustaqbal wanaagsan ayna nooleeyaan maalintan qiimaha badan ee 15 May.

U qeybsanaha Hiddaha iyo Tacliinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika,Mudane Cabdi Xalane Xirsi oo ka hadlay madasha Xuska SYL ayaa Dhalinyarada ku boorriyay inay ka fogaadaan qabyaaladda,  waxa uuna yiri.

”Dhalinyarada maanta waa inay ka fogaadaan Qaadka iyo Qabyaaladda waayo Qabyaaladda waa qurun sida uu Nabiga xadiith saxiix ah ku yiri”

Munaasabadaasi ayaa lagu soo bandhigay heeso Wadani ah oo aad u qiiro badnaa, iyadoo ugu dambeyntii ku idlaatay jawii wanaagsan.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
Previous Post

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Aadminimada ee Istanbul+Sawirro

Next Post

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dib u dhiska ciidanka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dib u dhiska ciidanka “SAWIRRO”

Ra'iisul wasaare ku-xigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dib u dhiska ciidanka "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In