Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“SAWIRRO”Maalinta labaad ee ciidda oo si weyn looga dabaal degay caasimadda iyo Gobollada dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
“SAWIRRO”Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maalintii labaad waddooyinka waa weyn iyo goobaha loo dalxiistago ee gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu arkayaa dadweyne aad u farabadan oo raxan raxan iskula socda, kuwaas oo ay ka muuqato farxada Ciidul Fitriga oo maalinteedii labaad loo dabaal dagayo.

Dadweynahan isugu soo baxay goobaha taariikhiga ah ee gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa wajiyadooda laga dheehan karaa farxad iyo reynreyn, waxa ayna isugu marxabeynayaan farxada ciida iyo nabadgalyada ka hanaqaaday guud ahaan gayiga Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

Related posts

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

February 17, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

February 17, 2026

Goobaha ay isugu soo baxeen dadweynahaan ayaa waxaa amnigooda si gaar ah u ilaalinaya ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya, kuwaas oo u heelan in har iyo habeen ay ka hortagaan cadowga ku mashquulsan baabi’inta farxada shacabka Soomaaliyeed ee u dabaaldagaya qatinka bisha barakeysan ee ramadaan oo ay si hufan u soo guteen.

Dhanka kale gobollada dalka Soomaaliya ayaa si isku mid  ah maanta looga dabaal degay munaasabadda ciidul fitriga, iyadoo dhamaan dadweynaha isugu hambalyeynayeen maalina labaad ee ciidda.

ciida-garowe-10 ciida-garowe-12 DSC01413 DSC01418 IMG_8787 zja5LeWuqfZkcWH21TANdK_tfZvhsEI8EfQQF__UlDj4bioeeH-4Pte2wr0QoWA4E-Jk_9R8fdsaQdbo3RL3ilELNu8TIMOHft3lLNoPz0LT9jl-nS87d7CgW0ZgcScYvdcHVydHSfhNnpabpAs0-d-e1-ft

unnamed (8) unnamed (9) unnamed (7) 100_4001 100_3977 DSC01445 DSC01436 DSC01439 unnamed (12)

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Previous Post

“SAWIRRO”Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

“SAWIRRO”Bandhig faneed xalay lagu qabtay Muqdisho

Next Post
“SAWIRRO”Bandhig faneed xalay lagu qabtay Muqdisho

"SAWIRRO"Bandhig faneed xalay lagu qabtay Muqdisho

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

February 17, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta Kilya dhaqista iyo Bandhigga dhiigga Qaranka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta Kilya dhaqista iyo Bandhigga dhiigga Qaranka

February 17, 2026
0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Qaran...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan

February 17, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Muuse Jaamac Cali, Ergeyga Gaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In