Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Qaaxada Aduunka oo Muqdisho lagu xusay” SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maalinta Qaaxada Aduunka oo Muqdisho lagu xusay” SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani oo aheyd mid lagu xisayay maalinta Qaaxada Aduunka 24 Maarso ayaa lagu qabtay Xabsiga dhaxe Ee Xamar,Waxaana ka qeybgalay mas’uulaayiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka, Taliyaha Xabsiga dhaxe Xamar, Taliye ku Xigeenka Ciidanaka Asluubta Soomaaliyeed,Howladeedno Caafimaad iyo Maxaabiis Qaba Cudurkaasi oo laga daweenayo Cudurka TBDA.

Madasha waxaa ugu horeyn ka hadlay Dr Maxamed Sayeed oo ka socday wasaaradda caafimaadka dowoladda Soomaaliya ayaa sheegay in maanta ay Wasaaradda caafimaadka go’aansatay in ay la dabaaldegto maalintan caalimiga ah dadka qabo cudurkaasi isla markaana wacyigelin loo sameeyo dadka la nool xanuunka Qaaxadda.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Taliyaha Xabsiga Dhaxe Ee Xamar Gashaale sare Maxamed Sheekh Cumar ayaa ugu hambeyeyay Wasaaradda Caafimaadka iyo Howlwadeenadda Caafimaad maalintani caalamiga ah sida wanaagsan oo ay u soo qaban qaabiyeen.

Sidoo kale Munaasabad taa lamid ah oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Qaaxada Aduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland.

IMG_5523

IMG_5524

IMG_5525

IMG_5526

IMG_5527

IMG_5528

IMG_5529

IMG_5530

IMG_5532

IMG_5534

IMG_5535

IMG_5543

IMG_5546

IMG_5547

IMG_5550

IMG_5561

IMG_5564

IMG_5568

IMG_5572

IMG_5573

IMG_5578

IMG_5582

IMG_5585

IMG_5596

IMG_5604

IMG_5607

IMG_5608

IMG_5612

IMG_5636

IMG_5637
Sawir Qaade: Qadar Cali Nuur

Previous Post

Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha oo loo qabtay Siminaar” SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay ilaalinta deegaanka

Next Post
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay ilaalinta deegaanka

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay ilaalinta deegaanka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In