Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta xoriyadda Jabuuti oo la xusay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamo hore leh oo Jabuuti u soo dirtay Soomaaliya oo Beledweyne lagu soo dhaweeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu weynayo 39 guuradii ka soo wareegtay markii dowlada Jabuuti ay xornimada ka qaadatay gumeystihii Faransiiska  ayaa ka soconeysa xarunta dalka Jabuuti, kasi oo ayka qeyb galaayaan madaxda Dowlada Jabuuti iyo mas’uuliyin kale.

Ciidamada ayaa waxa ay gaado ka cayaar ku soo bandhigeen halka ay ka socoto munaasabadda, waxaana sidoo kale la arkayay gawaarida gaashaaman.

Related posts

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026

Sidoo kale munaasabad lagu xusayo sanad guuradii 39 ee ka soo wareegtay markii dalka Jabuuti uu xoriyadiisa ka qaatay dalka France sanadkii 1977 ayaa lagu qabtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Danjiraha dalka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya ayaa kamid ahaa mas’uuliyiintii ka qeybgashay xuskaasi, iyadoo dhammaan mas’uuliyiinta goobta ka hadashay ay u hambaleeyeen shacabka iyo dowladda Jabuuti.

27 Juun sanadkii 1977 ayaa dalka Jabuuti uu madax banaanadiisa ka qaatay gumeystihii Faransiiska kadib halgan gobanimo doon ah oo sanado badan socday kaas oo si weyn ay ugu qeybgaateen shacabka Soomaaliyeed iyo dowladii markii jirtay oo uu hogaaminayay AUN sareeyo gaas Maxamed Siyaad Barre.

Previous Post

Akhriso shaxda wareegga saddexaad ee Tartanka

Next Post

Soomaaliya oo shirka Geneva ku soo bandhigtay horumarrada xuquuqul Aadanaha-Sawirro

Next Post
Soomaaliya oo shirka Geneva ku soo bandhigtay horumarrada xuquuqul Aadanaha-Sawirro

Soomaaliya oo shirka Geneva ku soo bandhigtay horumarrada xuquuqul Aadanaha-Sawirro

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In