Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamul cusub oo loo magacaabay degmada Buur-hakaba “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamul cusub oo loo magacaabay degmada Buur-hakaba “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka Koofur Galbeed Soomaliya C/raxamaan ibraahim Adan ayaa maamul cusub oo shaqeyn doona muddo Lix bilood ah u magacaabay degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay.

Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulkaasi oo saxaafadda u aqriyay wareegtadi lagu magacaabay maamulka degmada Buur-hakaba ayaa sheegay in gudoomiyaha degmada Buur-hakaba uu u  magacaabay Maxamed Cabdi Maxamed oo loo yaqaano “Maxamed Nuur”  gudoomiye ku xigeena uu u magacaabay Axmed Maxamed Cali, xoghayaha amniga waxaa loo magacaabay Cismaan Xaaji Mursal, halka xoghayaha maaliyadda loo magacaabay Cabdi Xuseen Maxamed oo loo yaqaano “Cabdi Gaas”.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale xoghayaha arrimaha bulshada waxaa loo magacaabay  Abuukar Sheekh Yaroow “Ukur”, xoghayaha dowladda hoose waxaa loo magacaabay Calu Nuur “Cali Xaaji”, iyadoo wasiirku faray xubnaha maamulkaasi cusub ee loo magacaabay degmada Buur-hakaba ineey waajibkooda u gutaan si hufan oo ay ku jirto waddaniyad iyo xilkasnimo.

Halkan hoose ka dhageyso codka wasiirka

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/03/Codka-Wasiirka-Arimaha-Gudaha-KG-C.mp3
Previous Post

Milateriga Nigeria oo sheegay inay dileen 60 ka tirsanaa maleeshiyaadka Boko Haram

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne+Sawirro

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne+Sawirro

Wasiirka arrimaha gudaha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In