Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamul Gobaleedka Jubbaland oo Tababar usoo xirtay Ciidamo si gaara loo Tababaray

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Maamul Gobaleedka Jubbaland oo Tababar usoo xirtay Ciidamo si gaara loo Tababaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka ilaalada Madaxtooyada Jubbaland ayaa soo saaray Dufcadii Afaraad oo si gaar ah loogu tababaray ilaalinta Madaxtooyada iyo ka Hortaga Cadwoga.

Maamul Gobaleedka Jubbaland ayaa dadaal ugu jira sare u qaadida Tayadda iyo Aqoonta ciidammada kala duwan, waxaana Cutubkan tababarka loo soo xiray loo tababaray hubka culus, ka hortaga cadowga, ilaalinta Madaxda iyo ka jawaabista Xaaladaha deg dega ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhamme Axmed Bashiir Dhaga cadde oo kamid ah Tababarayaasha soo saaray ciidankan gaarka ah ayaa sheegay in ay wax badan kusoo kordhin doonaan Amniga, lana sii wadi doono Tababarada la siiyo Ciidammada Qalabka sida ee Jubbaland si guul looga gaaro Dagaalka Dowladda dhexe iyo Maamulada hoostaga ay kula jiraan Argagaxisada Al shabaab.

Ciidammada Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka ayaa Howlgalo deegaano dhowr ah looga sifeeyay Cadowga Umadda Soomaaliyeed ee Al shabaab waxay ka wadaan Jubbooyinka iyo Gedo.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo ku guuleystay xallinta colaaddii magaalada Marka “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada Aqalka sare oo Guutada 14-ka Oktoobar ku Bogaadiyay Dib u heshiisiinta ay ka sameeyeen Marka

Next Post
Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada Aqalka sare oo Guutada 14-ka Oktoobar ku Bogaadiyay Dib u heshiisiinta ay ka sameeyeen Marka

Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada Aqalka sare oo Guutada 14-ka Oktoobar ku Bogaadiyay Dib u heshiisiinta ay ka sameeyeen Marka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In