Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamul U Sameynta Gobolada Dhexe Oo Meel Wanaagsan Mareysa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maamul U Sameynta Gobolada Dhexe Oo Meel Wanaagsan Mareysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga ku howlan maamul u sameynta gobalada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo gabagabeeyeen kulamada wadatashiga ahaa oo ay la qaadanayeen madaxda iyo waxgaradka goboladaasi.

Afhayeenka guddiga maamul u sameynta gobalada dhexe Cumar Cali oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyeen kulamada wadatashiga ahaa ee la yeelanayeen qeybaha bulshada taasi oo ay uga gon lahaayeen sidii dadka ay ugu qanci lahaayeen maamulka ay qorsheynayaan in gobolada dhexe ay u dhisaan.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Afhayeenka ayaa waxa uu sheegay in ay dhiman yihiin oo kaliya sidii loo dhaqaaqi lahaa islamarkaana loo wajihi lahaa shaqooyinka loo igmaday iyo in dib u hishiisiin loo qabto dadka wada daga gobolada dhexe.

Dowladda Soomaaliya ayaa wada dadaalo lagu hirgalinayo nidaamka federaalka, iyadoo hadda meel wanaagsan uu marayo dhismaha maamulka gobolada dhexe oo dowladdu hormuud ay u tahay.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Munaasabad Soo Dhaweyn ah U Sameeyay Wasiirka iyo Ku Xigeennadiisa “Sawirro”

Next Post
Shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Munaasabad Soo Dhaweyn ah U Sameeyay Wasiirka iyo Ku Xigeennadiisa “Sawirro”

Shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Munaasabad Soo Dhaweyn ah U Sameeyay Wasiirka iyo Ku Xigeennadiisa "Sawirro"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In