Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulada Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug oo amar kasoo saaray Goobaha layskugu yimaado ee Magaalada Gaalkacyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Maamulada Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug oo amar kasoo saaray Goobaha layskugu yimaado ee Magaalada Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaasha Gobolka mudug ee Puntland iyo Galmudug Gudoomiye Axmed Muuse Nuur iyo Mudane Cabdiraxmaan Cali Diiriye oo maanta shir ku qabtay Gaalkacyo ayaa si wadajir ah u sheegay in Xaalad deg deg ah la galiyay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Goobaha la iskuugu yimaada si looga fagaado faafitaanka cudurka Covid19

Shirkooda ayay ku sheegeen in caawa laga Bilaabo Bandow lagu soo rogay Gaalkacyo shacabkuna u hugaansamaan Amarada kasoo baxay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland , ayagoo xusay in ayagana u taagan yihiin fulinta amarada kasoo baxay Madaxdooda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Go aankaan ay soo saareen Masuulyiinta Gobolka mudug ee Galmudug iyo Puntland ayaa qeyb ka ah ololaha looga hortagayo faafitaanka cudurka Covid19.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Maleeshiyaadka Al-shabaab ka Saaray Degaanno Katirsan Gobolka Baay

Next Post

Madaxweynaha Maraykanka oo Sheegay inay Baaritaan Ku Samaynayaan Cidda Ka Danbaysay faafitaanka cudurka Crona Virus.

Next Post
Madaxweyne Trump oo ka hadlay xaaladda ismari waaga ah ee ka taagan Maraykanka

Madaxweynaha Maraykanka oo Sheegay inay Baaritaan Ku Samaynayaan Cidda Ka Danbaysay faafitaanka cudurka Crona Virus.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In