Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Bari oo maanta la kulmay Odayaasha ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Bari oo maanta la kulmay Odayaasha ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Bari ahna ku simaha guddoomiyaha Axmed Cali Cirro oo ugu horreyn kulanka furay ayaa sheegay in dadka gobolkan ku nool ee ka soo jeeda koofurta Soomaaliya ay yihiin ganacsatada labaad ee ugu badan gobolka marka laga soo tago kuwa u dhashay gobolka Bari, wuxuuna intaas ku daray  iney isla garteen Odayaasha iyo waxgaradka ay la kulmeen  in ay ka wada shaqeeyaan amniga gobolka,

Isagoo ballan qaaday in maamul ahaan ay gacan ku siin doonaan sidii ganacsiyadooda sinabadgaly aha ugu wadan lahaayeen iyagoo aan ka duwaneyn ganacsatada gobolkaan u dhalatay.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Nabadoon Cabdul qaadir Ibraahim Xarago oo ka mid ah nabadoonada gobolka Bari ayaa sheegay in dadka ka yimid koofurta Soomaaliya ay ka mid yihiin bulshada Soomaalida ee gobolkaan kunool, loogana baahan yahay bulshada in la ixtiraamo, xuquuqdoodana la ilaaliyo.

qaar ka mid ah Odayaashii maanta kulanka la qaatay maamulka gobolka Bari ee ka soo jeeday Koofurta Soomaaliya oo goobta ka hadlay ayaa sheegay iney ku faraxsan yihiin kulanka dhexmaray iyaga iyo maamulka islamarkaana ay ballaan qaadayaan waxyaabihi laga wada hadlay oo amniga uu ugu horreeyo.

kulanka nmaanta dhexmaray qaarka mid ah Odayaasha iyo Waxgaradka ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya iyo masuuliyiinta maamulka gobolka Bari ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawr jeer oo hore falal ammaan daro oo gobolka Bari ka dhacay lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen dad ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya taas oo soo dadajisay in labadadhinac ay kulan wada qaataan si meesha looga saarowararka been abuurka ah ee la xiriira in dadka koofurta ka soo jeeda ay dhibaateeyaan bulshada gobolkaasi Bari ku nool.

Wariyaha Radio Muqdisho ee Boosaaso Aaamino ladan Axmed Cali

vlcsnap-2016-04-12-01h01m29s210 vlcsnap-2016-04-12-01h01m32s239 vlcsnap-2016-04-12-01h01m35s15 vlcsnap-2016-04-12-01h01m38s47 vlcsnap-2016-04-12-01h01m47s129 vlcsnap-2016-04-12-01h01m53s188 vlcsnap-2016-04-12-01h01m56s225 vlcsnap-2016-04-12-01h02m52s15 vlcsnap-2016-04-12-01h02m55s47 vlcsnap-2016-04-12-01h03m03s120 vlcsnap-2016-04-12-01h03m39s228 vlcsnap-2016-04-12-01h03m55s129 vlcsnap-2016-04-12-01h04m24s168vlcsnap-2016-04-12-01h04m31s232

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Dayactirka waddo muhiim ah oo maanta Baydhabo laga billaabay+Sawirro

Next Post
Dayactirka waddo muhiim ah oo maanta Baydhabo laga billaabay+Sawirro

Dayactirka waddo muhiim ah oo maanta Baydhabo laga billaabay+Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In