Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Buur hakaba oo faahfaahiyay howlaha ka socda degmada + Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Buur hakaba oo faahfaahiyay howlaha ka socda degmada + Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddomiyaha degmada Buur hakaba ee gobolka Baay, Maxamed Ibraahim Nuur, oo la hadlay Radio Muqdisho codka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in ammaanka magaalada uu yahay mid wanaagsan isla markaana uu socdo howlgallo lagu xaqiijinayo Xaaladda amniga deegaanada hoos yimaada degmada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha, ayaa sidoo kale sheegay in wada shaqayn wanaagsan ay kala dhexeyso Shacabaka degmada, Taasna ay keentay in ammaanka uu wanaagsanaado.

Max’ed Ibraahim Nuuur, gudoomiyaha degmadda Buur hakaba ayaa sidoo kale xusay in horumar dhanka caafimaadka uu ka socda degmadda,  isagoo tilmaamay in cisbitaal weyn ay dhawaan dhegax dhigeen, haatana dhismihiisa uu meel fiican marayo taa oo ay ka qeybqaadanayaan qeybaha kala duwan ee Shacabka iyo ganacsatada degmada.

Degmada Buur hakaba, waxaa inta badan laga cawdaa biyo yari ka jirta maadaama aysan laheyn ceel ku filan dadka degan degmada, hase ahaatee guddoomiyuhu waxaa uu sheegay in ay arrintaas wax weyn ka qabteen markii dhowaan ceel biyood ka hirgeliyeen halkaas.

Guddoomiye Maxamed, ayaa sidoo kale sheegay in meel gabagebo ah uu marayo dhismaha garoon diyaaradeed oo degmada Buur hakaba ay yeelato, kaas oo qeybka ah horumarka maamulka ay ka sameeyeen degamada.

Ugu dambeyn  gudoomiyaha degmada ayaa ugu baaqey dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya dowlada federaalka si loo cirib tiro maleeshiyaadka Alshabaab isla markaana loo furo waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo ee marta Buur hakaba.

Previous Post

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed iyo Wakiilka QM ee Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo

Next Post

Dood-wadaag ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo Muqdisho ka dhacay +Sawirro

Next Post
Dood-wadaag ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo Muqdisho ka dhacay +Sawirro

Dood-wadaag ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo Muqdisho ka dhacay +Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In