Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Ceeldibir oo sheegay in cudurka Jadeecada uu ka dilaacay deegaanka iyo tuulooyinka hoostaga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maamulka Ceeldibir oo sheegay in cudurka Jadeecada uu ka dilaacay deegaanka iyo tuulooyinka hoostaga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Deegaanka Ceeldibir Xasan Cali Xasan oo aan goordhow khadka taleefanka kula xariiray ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in deegaanka Ceeldibir iyo tuulooyinka hoostaga uu ka jiro xanuunka Jadeecada uuna soo ritay carruur aad u da’yar,  kuwaa oo uu sheegay in lagula tacaalayo isbitaalka deegaanka Ceeldibir

Guddoomiyaha Deegaanka Ceeldibir Xasan Cali Xasan ayaa dhinaca kale sheegay in adeegyada caafimaadka ee ka jira deegaankai aysan aheyn kuwa dabooli kara baahida adeega caafimaad ay u qabaan bulshada deegaanka iyo tuulooyinka hoostaga, taasina ay keeni karto in ay dhibaatooyin ka dhashaan haddii ay xaaladdu sidaan sii ahaato

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

Ugu danbeyna Guddoomiye Xasan Cali Xasan ayaa codsi u diray Wasaaradaha Caafimaadka heer Federaal iyo heer dowlad Gobaleed,  maamulka Gobalka Mudug iyo Hay’addaha ka shaqeeya adeega Caafimaadka,  isagoo ka codsaday in loo soo gurmado carruurta uu soo ritay xanuunka Jadeecada ee ka dilaacay Ceeldibir iyo deegaanada hoostaga

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo dhagax dhigay dhismaha Laanta socotada Booliska

Next Post

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo kulan la qaatay hoggaanka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

Next Post
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo kulan la qaatay hoggaanka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo kulan la qaatay hoggaanka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In