Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Balcad oo agab isboorti guddoonsiiyay xiriirka kubadda cagta ee degmadaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Balcad oo agab isboorti guddoonsiiyay xiriirka kubadda cagta ee degmadaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Balcad ee Gobolka Shabelaha Dhexe ayaa qalab Isboorti Guddoonsiiyay Xiriirka Kubadda cagta ee Degmadaas si Kor loogu qaado Isboortiga Degmada.

Qalabkaan oo isugu jiray dhamaan agabyada isboortiga ayaa munaasabadii lagu guddoonsiinayay xiriirka kubadda cagta ee degmada ka qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan, iyadoo cayaar saaxiibtinimo ay wada cayaareen kooxaha Halgan iyo Irdoole

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Cayaarta waxa ay ku soo idlaatay 2-0 oo ay guusha ku raacday Fc Irdoole ee degmada Balcad, waxaana dhamaan dadkii u soo daawasho tegay cayaarta ay u riyaaqeen cayaar wanaaga ay soo bandhigeen labad koox.

Guddoomiyaha Isboortiga ee degmada Balcad Shiine Caraaye ayaa sheegay in xiriirka ay ku qancaan qalabka isboorti ee uu maamulka guddoonsiiyay, isagoo dhalintii ku cayaareysay kooxaha Halgan iyo Irdoole uga mahadceliyay qaab cayaareedkii ay soo bandhigeen.

Ismaaciil Maxamed Muqtaar oo loo yaqaan “Juunis” oo ah qabiir isboorti ayaa sheegay in waqtigii ay u cayaari jireen magaca degmada aysan jirin taageero kan la mid oo ay heli jireen, waxaana cayaartooyda ku booriyay inay horumariyaan isboortiga.

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee degmada Balcad ee dhanka amniga ahna ku-simaha Guddoomiyaha degmada Cabdullaahi Maxamed Xasan Tiitoow ayaa sheegay in agabkan uu yahay mid ay ku dhiiri gelinayaan dhallinyarada Isboortiga ee degmada, waxaana uu intaa ku daray inay sii wadayaan horumarinta isboortiga ee degmada.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Banaan bax ka dhan ah Wargeyska Charlie Hebdo oo ka dhacay magaalada Boosaaso

Next Post
Banaan bax ka dhan ah Wargeyska Charlie Hebdo oo ka dhacay magaalada Boosaaso

Banaan bax ka dhan ah Wargeyska Charlie Hebdo oo ka dhacay magaalada Boosaaso

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In