Tuesday, January 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Balcad oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadkii uu ku fatahmay webiga Shabeelle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shacabka ku nool Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo ka cabsi qaba fatahaadda webiga Shabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Balcad ee gobalkan Shabeellaha dhexe ayaa kormeer howleed ku tegay meelaha uu fatahaadda ka geystay webia Shabeelle, si uu ugu kuurgalo saameynta fatahadaha ay ku yeesheen dalagyadii beeraha.

Tuulooyinka Xawaadleey iyo Jameeco oo hoosyimaada Degmada Balcad oo ah goobaha ay saameeyeen fatahaadaha waxaana uu wabiga ku fatahay beero ku yaalay Tuulooyinkaasi oo ku beernaa dalagyo kala duwan iyo guryo ay daganaayeen dadka ku dhaqan tuulooyinkaasi kuwaasi oo hada aan heeysan meel ay hooy ka dhigtaan.

Related posts

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

January 26, 2026
๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ ๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

Dadka tuulooyinkoodi iyo beerahoodi ay saameeyeen biyaha webiga oo ku fatahay ayaa u sheegey masโ€™uuliyiinti maamulka degmada in dhibaato ay ka soo gaartay fatahaadaha uu sameeyey webiga Shabeele ugana waramay xaaladooda.

Gudoomiyaha tuulada Xawaadley Cabdulle Macaan Adeerow ayaa sheegay in tuulada Jameeco ay ka barakaceen in kabadan labakun oo Qoys, wuxuna baaq u diray Dowladda Faderaalka Soomaaliya iyo Hayโ€™adaha gar gaarbixiya.

โ€œDhibaatada ka dhacday Tulooyinka waxaa koow ka ah Xaafadan Jameeco oo ka barakacay labo kun oo qoys marka, waxa ay u baahan yihiin dadkani gar gaar inย  la la soo gaaroโ€ ayuu yiri Cabdullaahi.

Guddoomiyaha degmadda Balcad Maxamuud Maxamed Maxamuud Saneey oo arrimahasi ka hadlayay ayaa codsaday in laga caawiyo bulshada dhibaatooyinka fatahaada.

โ€œWaxaan cod saneeynaa in dadka samafal loosameeyo haddii ay tahay dowladda, hadii ay tahay dhinaca hayโ€™adaha deeqaha bixiya iyo cidkasta oo wanaaga wax ku baxsaneeysaโ€ayuu yiri Guddoomiyaha.

In tabadan fatahaadaha uu sameeyo webiga Shabeelle ayaa saameeya dalagyada beeraha, taasi oo dhibaato ku ah nolosha dadka beeralayda, ayadoo dadkan laga dheehan karay wejiyohooda sida ay uga murugoonayaan dhiaatooyinka biyuhu ay geysteen.

Previous Post

Waddooyinkii ku xirmay roobadkii ka daโ€™ay Beladweyne oo dib u dayactir lagu bilaabay

Next Post

Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo Cadaado lagu soo dhaweeyay “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo Cadaado lagu soo dhaweeyay “SAWIRRO”

Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo Cadaado lagu soo dhaweeyay "SAWIRRO"

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

January 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad eeXukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane JibrilCabdirashiid Xaaji ayaa si rasmi ah u daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista...

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ ๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ ๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

January 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub ee...

Muwaadiniin ku xanibnaa Liibiya oo dalkooda Hooyo dib loogu soo celiyay

Muwaadiniin ku xanibnaa Liibiya oo dalkooda Hooyo dib loogu soo celiyay

January 26, 2026
0

Hayโ€™adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), oo kaashaneysa Xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Muhaajiriinta iyo...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo Danjiraha Boqortooyada Sucuudiga kala hadlay Dib-u-dhiska Kaabayaasha Dhaqaalaha

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo Danjiraha Boqortooyada Sucuudiga kala hadlay Dib-u-dhiska Kaabayaasha Dhaqaalaha

January 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In