Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Balcad oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadkii uu ku fatahmay webiga Shabeelle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shacabka ku nool Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo ka cabsi qaba fatahaadda webiga Shabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Balcad ee gobalkan Shabeellaha dhexe ayaa kormeer howleed ku tegay meelaha uu fatahaadda ka geystay webia Shabeelle, si uu ugu kuurgalo saameynta fatahadaha ay ku yeesheen dalagyadii beeraha.

Tuulooyinka Xawaadleey iyo Jameeco oo hoosyimaada Degmada Balcad oo ah goobaha ay saameeyeen fatahaadaha waxaana uu wabiga ku fatahay beero ku yaalay Tuulooyinkaasi oo ku beernaa dalagyo kala duwan iyo guryo ay daganaayeen dadka ku dhaqan tuulooyinkaasi kuwaasi oo hada aan heeysan meel ay hooy ka dhigtaan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Dadka tuulooyinkoodi iyo beerahoodi ay saameeyeen biyaha webiga oo ku fatahay ayaa u sheegey mas’uuliyiinti maamulka degmada in dhibaato ay ka soo gaartay fatahaadaha uu sameeyey webiga Shabeele ugana waramay xaaladooda.

Gudoomiyaha tuulada Xawaadley Cabdulle Macaan Adeerow ayaa sheegay in tuulada Jameeco ay ka barakaceen in kabadan labakun oo Qoys, wuxuna baaq u diray Dowladda Faderaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha gar gaarbixiya.

β€œDhibaatada ka dhacday Tulooyinka waxaa koow ka ah Xaafadan Jameeco oo ka barakacay labo kun oo qoys marka, waxa ay u baahan yihiin dadkani gar gaar inΒ  la la soo gaaro” ayuu yiri Cabdullaahi.

Guddoomiyaha degmadda Balcad Maxamuud Maxamed Maxamuud Saneey oo arrimahasi ka hadlayay ayaa codsaday in laga caawiyo bulshada dhibaatooyinka fatahaada.

β€œWaxaan cod saneeynaa in dadka samafal loosameeyo haddii ay tahay dowladda, hadii ay tahay dhinaca hay’adaha deeqaha bixiya iyo cidkasta oo wanaaga wax ku baxsaneeysa”ayuu yiri Guddoomiyaha.

In tabadan fatahaadaha uu sameeyo webiga Shabeelle ayaa saameeya dalagyada beeraha, taasi oo dhibaato ku ah nolosha dadka beeralayda, ayadoo dadkan laga dheehan karay wejiyohooda sida ay uga murugoonayaan dhiaatooyinka biyuhu ay geysteen.

Previous Post

Waddooyinkii ku xirmay roobadkii ka da’ay Beladweyne oo dib u dayactir lagu bilaabay

Next Post

Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo Cadaado lagu soo dhaweeyay “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo Cadaado lagu soo dhaweeyay “SAWIRRO”

Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo Cadaado lagu soo dhaweeyay "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In