Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Buula Burte oo ku baaqay  in laga qeyb qaato dib u dhiska xarumaha Danta Guud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Buula Burte oo ku baaqay  in laga qeyb qaato dib u dhiska xarumaha Danta Guud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Buule Burte ee Gobalka Hiiran ayaa sheegay in howlo badan oo mashaariic ah  laga fuliyay Degmada, ayna diyaar u yihiin inay joogteeyaan hirgelinta mahaariicda lagu horumarinayo degmada.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Guddoomiye Cabdcasiis Duurow oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegeay in ilaa iyo 6 mashuurc oo qeybo kala duwan leh laga hirgelinayo Degmada si loo dardargeliyo adeegyada la siinayo shacabka ku nool Degmada Buula Burte.

“Lix mashruuc ayaa qorsheysan inaan hirgelino, afar ayaa hada si fiican u socoto, xaaladda amniga ee Degmada waa mid degan, garoonka diyaaradaha waxaa ka socoto shaqo isxilqaan ah oo aan garoonka ku balaarineyno, Walaalaheen AMISOM gaar ahaan Jabuuti ayaa gacan naga siineyso” ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Buula Burte.

Cabdicasiis Duurow ayaa ugu baaqay Jaaliyadda iyo ganacsatada Degmada inay ka qeyb qaataan horumarinta Degmada, isagoo xusay inay sii wadayaan dib u dhiska xarumaha Danta guud, si shacabka ay u helaan adeegyo tayo leh.

Previous Post

Saraakiil loo xiray tacaddiyo loo geystay Suxufiyiin

Next Post

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeynayo Dalka Maraykanka

Next Post
Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeynayo Dalka Maraykanka

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeynayo Dalka Maraykanka

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In