Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada C/casiis oo deeq xoolo ah gaarsiiyay caruurta ku jirta xarunta Dr. Kadare “Sawirtro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada C/casiis oo deeq xoolo ah gaarsiiyay caruurta ku jirta xarunta Dr. Kadare “Sawirtro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada C/casiis Cusmaan Muxuyidiin Caliย  ayaa maanta ku wareejiyay laba neef oo ari ah oo loogu talo galay caruurta danyarta iyoย kuwa darbi jiifka ah ee ku jira xarunta lagu xanaaneynayo oo arwadaย madaxweynaha Dalka ay hirgalisay taasi oo wax badan ka tari doontaย muraalka caruurtaasi.
Guddoomiyaha maamulka Degmada C/casiis Cusmaan Muxuyidiin Cali ayaa sheegay in xoolahani uu ugu talo galay in ay ku jimceystaan aruurtaan lagu xanaaneynayo xarun ku taala degmada C/casiis ee uu guddoomiyaha ka yahay, waxaana uu ku wareejiyay guddoomiye ku xigeenka xaruntaasi Xaliima Cabdulle Cali.

Guddoomiye ku xigeenka xaruntaasi lagu xanaaneynayo Xaliima Cabdulleย Cali oo ka guddoontay guddoomiyaha xoolahaasi ayaa ka mahadcelisay.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Guddoomiye ku xigeenka ururka haweenka Qaranka Canab Xasanย Cilmi,Guddoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab, iyo maama Caasho Cumar Geesdiir oo xaruntaasi ku dhiira galinayay caruurtaasi Soomaaliyeed ayaa ka hadlay sida diyaarka ay ugu yihiin in ay dhiira galiyaan caruurtani Soomaaliyeed oo u baahan aryeelka.

Dhinaca kale dhalinyaro Soomaaliyeed oo iskood isku soo xilqaamay ooย ku bahoobay urur lagu magacaabay Yoola ayaa iyana caruurtaasi Soomaaliyeed ugu deeqay dawooyin iyo baaritaano ay ugu kuur galayaanย xaaladooda Caafimaad.

DSCN7414 DSCN7422 DSCN7423 DSCN7430 DSCN7431 DSCN7440 DSCN7441 DSCN7442 DSCN7443 DSCN7444 DSCN7452 DSCN7453 DSCN7454 DSCN7455 DSCN7456 DSCN7457 DSCN7458 DSCN7459 DSCN7461 DSCN7462

Previous Post

Dhameystirka waddada halbowlaha u ah Buuhoodle oo laga shiray

Next Post

Carwada caalamiga ah ee buugaagta Muqdisho oo maanta la soo gebagebeeyay

Next Post
Carwada caalamiga ah ee buugaagta Muqdisho oo maanta la soo gebagebeeyay

Carwada caalamiga ah ee buugaagta Muqdisho oo maanta la soo gebagebeeyay

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In