Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug oo Maanta bilaabay Dhismaha Buundo Biyihu maraan

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug oo Maanta bilaabay Dhismaha Buundo Biyihu maraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ayadoo Mudoyinkii igu Dambeeyay gaadiidlayda Magaalada Gaalkacyo Cabashoyin ka Mujiyeen Bur-burka Waddoyinka Magaalada ayaa waxaa Dowladda hoose ee Gaalkacyo bilowday Qorshayaal lagu Dayac tirayo waddoyinka Magaalada waxaana meel dayac tirka lagu Sameeyey ka mid ah.
Buundooyinka Magaalaga Ka saaraa Biyaha Xiliyada Robab, Isla markaana ay dhibaato ku Qabeen gaadiidka iyo dadweynaha.
Maamulka Dagmada Gaalkacyo oo Ka duulaya Dhibaatooyinka Ka dhalan kara Biyaha Fariista Xili roobaadka iyo Mida ay bulshadu kala kulmaan ayaa isku xilqaamay dhismaha Buundadaan oo ah tii labaad oo laga dhex samaynayo magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.
Duqa Degmada Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug  Mudane Xirsi Yuusuf Barre ayaa Sheegay In Saakay wadaan dhismaha Buundadii labaad oo ay ka dhex samaynayaan Gaalkacyo,waxaana uu xusay in ay horey ugu soo guuleysteen Buundo kale.

Xirsi yuusuf Bare Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay bulshada Magaalada Gaalkacyo in ay ka qeyb qaataan bilic soo celinta Magaalada gaar ahaan danta guud sida Wadooyinka islamarkaana ay muhiim tahay in ay bulshada Reer Gaalkacyo fahmaan Horumarka Magaalada iyo Gobalkaba.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Dawladda Brussels “Sawirro”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku casumay wiil dhallinyaro ah

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo maanta ku wajahan magaalada Addis-Ababa

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku casumay wiil dhallinyaro ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In