Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Jalalaqsi oo ku baaqay in laga caawiyo adeegyada caafimaadka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Jalalaqsi oo ku baaqay in laga caawiyo adeegyada caafimaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa codsaday in bulshada laga caawiyo sidii looga haqabtiri lahaa adeegyada aas aasiga u ah bulshada.

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Jalalaqsi Ibraahim Nuur oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in degmada aysan ka jirin adeegyo caafimaad oo dhameystiran, ayna jiraan bililiqo ay kooxda Shabaab u geysteen isbitaalka Degmada oo aan iminka sidii la rabay u shaqeyneynin.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Wasaaradda caafimaadka ee dowladda waan u gdudbinay xaaladda caafimaad darri ee ka jirta isbitaalka, in aysan jirin dawooyin iyo qalab kale, ayna ka codsadeen in Wasaaraddu ay gacan ka geystaan sidii bulshada looga haqab tiri lahaa dhanka adeegyada caafimaadka” ayuu yiri Ibraahim.

Ibraahim Nuur ayaa xusay in dadka ku nool degmada ay maamulka kala shaqeeyaan xaaladaha amni iyo horumar, balse ay jiraan dhibaatooyin ragaadiyay noloshooda oo ay u geysteen kooxda argagixisada Al-Shabaab, isagoo intaa ku daray in maamulkooda uu dadaal ugu jiro dib u soo celinta adeegyada bulshada.

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Jalalaqsi Ibraahim Nuur ayaa ugu baaqay Wasaaradda caafimaadka iyo hay’adaha kale ee dhanka beni’aadannimada qaabilsan in ay gacan ka geystaan dib u soo celinta adeegyada caafimaad ee degmada iyo dib u dhiska isbitaalka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Degmada Xudur oo laga hirgelinayo mashaariic horumarineed

Next Post
Degmada Xudur oo laga hirgelinayo mashaariic horumarineed

Degmada Xudur oo laga hirgelinayo mashaariic horumarineed

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In