Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Kaaraan oo wado ololle dib loogu soo celinayo billicda degmada+Sawirro.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Kaaraan oo wado ololle dib loogu soo celinayo billicda degmada+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Olole nadaafadeed oo qeyb ka ah Isxilqaan kaas oo lagu nadiifinayo laamiyada iyo xaafadaha ayaa ka bilaawday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha  Haweenka degmada Kaaraan, Suldaano Axmed Maxamed ayaa sheegtay in haweenka degmada kaaraan ay u taaganyihiin horumarinta iyo nadaafadda degmada,iyadoo xustay in ujeedka ololahaan uu yahay bilic soo celinta degmada.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada degmada Kaaraan, Sowdo Maxamuud Gaabow ayaa sheegtay in ololahaan nadaafadeed ay ka sameeyeen  isgoyska sanca ilaa suuqa degmada, waxaa ayna tilmaamtay in ay sii dardar geli doonaan.

Guddoomiyaha degmada Kaaraan, Abshir Maxamed Maxamuud ayaa shacabka degmada uga mahadceliyay shaqada wanaagsan ee ay ka wadaan degmada iyo wada shaqeynta fiican ee kala dhaxeysa, isagoo kula dardaarmay iney si wadajir ah u ilaaliyaan nadaafadda deegaanka.

Previous Post

Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland oo degmada Caluula ka daah furay Gurmadka Gardafuu+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Amniga Hirshabeelle oo ka hadashay howlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda Sh/Dhexe+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Amniga Hirshabeelle oo ka hadashay howlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda Sh/Dhexe+Sawirro

Wasaaradda Amniga Hirshabeelle oo ka hadashay howlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda Sh/Dhexe+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In