Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keydka Sawirrada

Maamulka Degmada kaxda oo Deeq Lacageed gaarsiiyay Caruur Danyar ah+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Keydka Sawirrada, Wararka
0
Maamulka Degmada kaxda oo Deeq Lacageed gaarsiiyay Caruur Danyar ah+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada kaxda ee Gobolka Banaadir iyo Maamulka Shirkada Amal  ayaa lixdan arday Agoonka ah  gaarsiiyey deeq lacageed,oo loogu tala galay in ay ku  ciidaystaan maalmaha Ciidda.

Cabduraxmaan  Cabdulaahi Nuur  Gudoomiyaha dhalinyarada ee kaxda oo ku hadlay Maamulka iyo Magaca Macalimiinta Degmadaasi  ayaa  sheegay in ay Dugsiyada Hoose ee Degmada  kaxda  ka soo xuleen caruurta Agoonta ugu danta yar ee ku dhaqan Degmadaasi

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xasan Cali  Maxamuud oo ah Madaxa Horumarinta Mashaariicda ee shirkada Amal aya sheegay in deeqdan aysan aheyn tii ugu horeysay uguna danbeysay ay Shirkada gaarsiiso Dadka danta yar ee ku nool degmooyinka gobolka banaadir gaar ahaan Degmada kaxda.

Guddoomiyaha Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ismaciil ayaa ugu mahad celiyey deeqdan lacageed ee shirkada Amal soo gaarsiisay Dagmada, isagoo dhan kale ugu baaqey in ay degmada ay ku sugan yihiin   barakacayaal iyo Dad kale oo u baahan in lasoo  gaarsiiyo deeqo noocan oo kale

‘Shirkada  Amal waxaan kaga mahadnaqeynaa Deeqdan ay soo gaarsiisay Caruurtan Agoonta ah, Runtii waa xiligii ugu habooneyd ee wax lasiin lahaa ,Degmada kaxda waxay kamid tahay Dagmooyinka ay ku nool yihiin Dad barakacayaal ah waxaan ku baaqayaa in Lacaawiyo Dadkaas’.

vlcsnap-2016-09-09-16h42m02s718 vlcsnap-2016-09-09-16h42m32s950 (1) vlcsnap-2016-09-09-16h43m02s710 vlcsnap-2016-09-09-16h43m22s830 vlcsnap-2016-09-09-16h44m31s955

Previous Post

Legal Advisor

Next Post

Qaramada Midoobey oo ugu deeqaysa qaxootiga ku nool muqdisho 7 milyan oo doolar

Next Post
Qaramada Midoobey oo ugu deeqaysa qaxootiga ku nool muqdisho 7 milyan oo doolar

Qaramada Midoobey oo ugu deeqaysa qaxootiga ku nool muqdisho 7 milyan oo doolar

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In