Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaadka Daacish oo askar iyo dad kala degay gaadiid ka yimid Qandala “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaadka Daacish oo askar iyo dad kala degay gaadiid ka yimid Qandala “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

ShirinGuddoomiyaha degmada Qandala Shirin Maxamed Quurshe oo Warbaahinta Qaranka u warramay ayaa sheegay in jidka loo galay gaari ay la socdeen Askar ka tirsan Ciidamada Puntland iyo dad rayid ah.

Falkan oo dhacay shalay gelinkii dambe ayaa guddoomiyuhu sheegay in maleeshiyad hubeysan ay gaariga ku joojiyeen meel 35-km u jirta degmada Qandala, isla markaana ay sagaal nin kala degeen oo afar ka mid ah ay ahaayeen Askartooda, walow qaar ka mid ah oo cagahooda ku baxsaday uu sheegay iney khadka Telefoonka kula soo xiriireen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha degmada Qandala Shirin Maxamed Quurshe ayaa sheegay in saakay ciidammo ay u direen deegaanada lagu tuhmayo iney ku suagn yihiin Maleeshiyaadkaasi, kuwaasoo sameynayo howlgallo lagu soo badbaadinayo dadka ay afduubteen iyo kuwa howdka ku baxsadayba.

Maleeshiyada ayaa la sheegay iney fasaxeen gaarigii oo ay la socdeen haweeney carruur sidatay iyo darawalkiiba.

Halkan ka dhageyso Wareysiga

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/01/Shirin-Maxamed-Quurshe.mp3

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

DAAWO Barnaamijka Waxbarashada ee todobaadkan

Next Post
Maalinta qorista iyo akhriska adduunka oo laga xusay Muqdisho

DAAWO Barnaamijka Waxbarashada ee todobaadkan

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In