Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Wadajir Oo Faah Faahiyay Horumarada Dhinaca Amniga ee ka jira Degmada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Wadajir Oo Faah Faahiyay Horumarada Dhinaca Amniga ee ka jira Degmada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Abuukar Sheekh Axmed Cadow oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay horumarada ammaanka ee ka jira degmadaasi, isagoo sheegay in maamulka degmada uu habeen iyo maalin uu u soo jeedo xoojinta amniga.

Mudane Abuukar ayaa sheegay amniga degmada uu yahay mid aad u wanaagsan islamarkaana taasi ay ku timid wada shaqeynta shacabka iyo maamulka degmada oo uu tilmaamay in si wada jir ah ay u wadaagaan xogaha dhinaca amniga ee ku aadan cid kasta oo amniga lidi ku ah ay soo sheegaan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga degmada wadajir mudane Abuukar Sheekh Axmed Caddow oo sii hadlay ayaa sheegay howlgallo badan oo ay xaafadaha degmada ย ka sameeyeen ay ku soo qabteen maleeshiyaad ka tirsan argagaxisada oo qaarkood dilal qorsheysan ka geystay degmada taasna uu kaga mahadcelinayo dadka deegaanka ee gacanta ku siiyay soo qabashada maleeshiyaadkaasi.

Dhinaca kale guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda degmada Wadajir ayaa soo hadal qaaday horumarada dhinaca bilicda ee ka jira degmada isagoo sheegay in degmada horumaro kale duwan ay ka jiraan oo ay ka mid tahay dhinaca dhismaha ganacsiga iyo waliba dhisida wadooyinka oo uu tusaale u soo qaatay wadada Buula xuubeey oo dhisida laami qurux badan howsheeda ay socota oo ay gacan ka geysanayaan dadka ku dhaqan degmada, maamulka degmada, iyo maamulka Gobolka Banaadir.

Degmada wadajir ayaa waxa ay ka mid tahay degmooyinka ay ka socdaan horumarada kale duwan, Waxaana ka dhaqan galay barnaamijka dariseynta oo wax badan kaย tareysaย xaqiijinta Amniga.

DSC01315 DSC01303 DSC01306

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen maxaas horleh

Next Post

Xafladda lagu taageerayay Madaxweynaha Jabuuti oo lagu qabtay Suudaan

Next Post
Xafladda lagu taageerayay Madaxweynaha Jabuuti oo lagu qabtay Suudaan

Xafladda lagu taageerayay Madaxweynaha Jabuuti oo lagu qabtay Suudaan

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In