Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Warshiiq oo ka warbixiyey xaalada Degmada Warshiiq.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Warshiiq oo ka warbixiyey xaalada Degmada Warshiiq.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada  Warshiiq ee Gobolka Shabeelaha  Dhexe ayaa sheegay in Degmada  Warshiiq iyo deegaanada   hoostaga ay ka  jiraan dhibaatooyin xaga nolosha ah iyadoo dadka barakacayaasha ah ee ku nool Degmada ay haysato daruufo adag oo xaga nolasha ah iyo cudurka shuban biyoodka  wuxuuna  maamulka tilmaamay in  aysan  ka jirin  degmada  adeegyada aas aasiga u ah  bulshada  sida  biyaha nadiif ah asagoo xusay in biyaha dhanaan yihiin   wxuuna ka codsaday  maamulka  Hirshabeele iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya  in  ay  la soo gaaraan dawooyinka loo isticmaalo  shuban biyoodka iyadoo maamulka uu sheegay in aysan degmada  ka jirin goobo caafimaad marka laga reebo isbitaal cusub oo weli dhismo ku socdo.

Maamulka Degmada Warshiiq ayaa  sidoo kale ka warbixiyay   baahiyaha kale ay  qabaan dadka ku  nool degmada Warshiiq iyo  Deegaanada  hoostaga  isagoo  tilmaamay in dhibaatooyin ay  ku qabaan dhinaca  marista wadada isku  xirta  Muqdisho  iyo Degmada warshiiq  ee  Gobolka  Shabeelaha  dhexe taasoo uu  jiray bacaad aad u fara badan iyadoo  marista wadadaasi ay dhibaatooyin ku qabaan  gaadiidka  iyo dadka  ku safraya wadaasi.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Dhanka kale  Maamulka Degmada  Warshiiq ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa  tilmaamay in maadaama nolosha dadka Degmada  Warshiiq ay ku tiirsantahay xoolaha  iyo kaluunka  ay  kaluumeysatada  degmada warshiiq  aysan haysanin  qalabki  u fududeyn lahaa jalaabashada  kaluunka  ayna dibaatooyin  ku qabaan dhinaca  jalaabashada  kaluunka.

Xoghayaha  Degmada Warshiiq ee Gobolka Shabeelaha Dhexe  Maxamed Cali Yusuf oo u waramayay Warbaahinta  Qaranka ayaa  ka warbixiyay baahiyaha ka  jira Degmada  Warshiiq Waxa uuna ka codsaday  Maamulka Hirshabeele iyo Dowlada  Federaalka  Soomaaliya  in ay  gacan weyn ka geystaan sidii  looga gurmadn lahaa dadka  ku nool degmada warshiiq.

Previous Post

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sido oo Dil ku xukuntay eedeysane loo heystay dilkii Wasiirkii Howlaha Guud.

Next Post

Priti Patel: UK oo kor u qaaday taageerada gargaarka si loo badbaadiyo nolosha dadka Soomaaliya iyo Itoobiya

Next Post
Priti Patel: UK oo kor u qaaday taageerada gargaarka si loo badbaadiyo nolosha dadka Soomaaliya iyo Itoobiya

Priti Patel: UK oo kor u qaaday taageerada gargaarka si loo badbaadiyo nolosha dadka Soomaaliya iyo Itoobiya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In