Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool oo guddiga xaafadda Shiidle ku wareejiyey dhismo ay ku shaqeeyaan “SAWIRR”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool oo guddiga xaafadda Shiidle ku wareejiyey dhismo ay ku shaqeeyaan “SAWIRR”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiyada shanta xaafadood ee ka dhisan magaalada Xudur waxay si dhow ula shaqeeyaan maamulka dowladda Hoose ee Xudur oo ay kala shaqeeyaan nadaafadda deegaanka la socodka dadka xaafadaha soo dega iyo mid ugu weyn oo amniga kala qeyb qaataan laamaha amaanka, iyagoo baaritaanno ku sameeya dadka soogala magaalada, waxana si iskaa ah ay howlahaan u wadaan mudo ka badan 7 sano.

Maamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa guddiga xaafada Shiidle ee magaalada Xudur ku wareejiyey dhismo ka kooban hal hool iyo laba musqulood oo hirgelisay Hay’ada ACF, kaasi oo ay horey uga codsadeen in loo dhiso hool si kulamada qaarka ah ee guddiga xaafadda ugu qabsadaan.

Related posts

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026

Ugu horeyn munaasadda waxa ka hadlay Madaxa Mashruuca Hormarinta Bulshooyinka ee British Cabdulaahi Xasan Aadan in maamulka iyo bulshada dadal badan geliyeen hirgelinta mashruucaan.

Qaar ka mid ah guddiga xaafada Shiidle ayaa ka mahadceliyey dhismada ay la wareegeen oo u noqon doonto rug ay ku kulmaan.

Wardheere Axmed Cabdi oo ah  xubin ka tirsan xafiiska dib u dhiska maamulka degmada Xudur iyo Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed oo hay’ada ACF u mahadceliyey ayaa dhinackale bulshada xaafadda Shiidle la dardaarmay inay ilaashadaan goobta lagu wareejiyay, ayna xoojiyaan la shaqeynta laamaha ammaanka iyo maamulka Degmada.

Previous Post

Wasiirka maaliyadda iyo danjiraha Turkiga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah +Sawirro

Next Post

Warka Duhurnimo

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Warka Duhurnimo

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In