Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Dhuusamareeb oo bilaabay dhismaha tog biyaha ka qaada magaalada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Dhuusamareeb oo bilaabay dhismaha tog biyaha ka qaada magaalada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Dhuusamareeb ayaa bilaabay dhismaha Tog Biyaha ka qaadaya magaalada si loo yareeyo dhibaatada Biyuhu gaystaan xiliyada roobabka.

Toggaan oo Biyaha ka qaadi doona Bartamaha magaalada Dhuusamareeb ayaa Dhismihiisa waxaa bilaabay Maamulka Dhuusamareeb si looga gudbo caqabadaha ka dhasha xiliyada Roobabka oo Biyaha magaalada fariista Bulshadu caqabad ku qabto.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Mashruucaan ayaa noqanaya mid muhiima oo looga baaqsado qataro badan, iyadoo uu magaalada Biyaha si toosa uga saari doono Gaar ahaan dhanka Bari ee magaalada ayuu uga bixinayaa magaalada Biyaha.

Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geeda-qorow ayaa ka warbixiya Howshaan oo ah mid fulinteeda in mudda ah lagu taamayey, balse hada Qabashadeedu suuragashay bilowna u noqan doonta ka gudbidda caqabado badan.

Maamulka Dhuusamareeb ayaa muddada uu jiray ku howlanaa fulinta mashruucyo bulshada iyo magaalada myhiim u ah, ayna ka mid yihiin dhismaha iyo dayactirka Jidadka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeybgalay casho sharaf uu sameeyay Madaxweynaha Galmudug “SAWIRRO”

Next Post

Fursado Shaqo oo banaan

Next Post
Fursado Shaqo oo banaan

Fursado Shaqo oo banaan

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In