Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Dhuusamareeb oo dib u dayactir ku sameynaya Nalalka cadceedda ku shaqeeya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Maamulka Dhuusamareeb oo dib u dayactir ku sameynaya Nalalka cadceedda ku shaqeeya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Dhuusamareeb ayaa bilaabey dadaal dib loogu dayac tirayo nalalka ku shaqeeya cadceedda ee ku xiran waddooyinka waaweyn ee Caasimadda Galmudug.

Ilaa 25- dab keydiye (Batary) oo uu soo iibiyay Guddoomiyaha Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow ayaa maanta gaarey magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, si looga shaqeysiiyo qayb ahaan 173-nal oo Dhuusamareeb siiya iftiin, kuwaa oo tiro ka mid ah ay u dameyn farsamo xumi ay wajahayeen mudo 6-sano ah oo ay Caasimadda ka sudhnaayeen.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Xildhibaan hore Yuusuf Gacal iyo Calas Cabdinuur Barre, Guddoomiyaha Ururka dhallinyarada Caasimadda oo muddadii nalalkani Caasimadda ku yaaleen wax badan kala socday marxaladihii ay soo mareen ayaa ku baaqey in loo istaago sidii loo daari lahaa, kuwooda u dansan battery la’aanta iyo kuwa kale ee ciladda farsamado ku timid.

Guddoomiyaha Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow ayaa ugu dambeyn sheegay in tabarta maamulka degmadu la ekaatey soo iibinta 25-kan dab keydiye si wajigan 1-aad loogu daaro nalalka dansan ee ku xiran bartamaha magaalada, iyadoo maamulku ugu baaqay bulshada in ay ka wada qayb qaataan soo iibinta tiro intan ka badan oo loo baahan yahay, kuwaa oo lagu dayac tirayo kuwa ku xiran suuqa weyn ee Dhuusamareeb.

Previous Post

Aqoon Iswaydaarsi ku saabsan wejiga 2aad ee Barnaamijka xasilinta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Kulan ku saabsan la tacaalidda isbadalka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Kulan ku saabsan la tacaalidda isbadalka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulan ku saabsan la tacaalidda isbadalka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In