Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gaalkacyo oo Bajaajleyda u qabtay muddo ay isku diiwaangeliyaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka oo soo bandhigay wadayaal Bajaaj oo aan heysan leysin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Taliska Ciidanka Booliska Dagmada ayaa ku amray milkiilayaasha gaadiidka moota bajaajta ee ka shaqeeya Degmada Gaalkacyo inay iska diiwan galiyaan si ugu dhaqsaha badan Taliska Ciidanka Booliiska ee Gaalkacyo

Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi iyo Taliyaha Saldhiga Degmada Gaalkacyo Kabtan Cali Xirsi Sahal oo si wadajir ah ula hadlay Warbaahinta ayaa mudo kooban u qabtay milkilayaasha gaadiidleyda bajaajta inay isku diwaan galiyaan

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Mudane Maxamed Cabdi ayaa daboolka ka qaaday in Milkiikayaasha Bajaajta ay muddo todobaad gudahood isku diiwaan geliyaan oo ay tegaan Saldhigga Booliska Gaalkacyo.

Taliye Cali Xersi Sahal ayaa sheegay in tan looga gol leeyahay xoojinta Nabadgelyada iyo ka warqabka Gaadiidka ka howlgala magaalada oo ay ku jiraan Mooto Bajaajta.

Previous Post

Agaasimaha Tacliinta Sare oo daah furay Kulan socon doono seddex maalin

Next Post

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay deeq raashin ah

Next Post
Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay deeq raashin ah

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay deeq raashin ah

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In