Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gaalkacyo oo kulan looga hadlayay arrimaha gagaarka la qaatay Madaxda Hay’ado Caalami ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gaalkacyo oo kulan looga hadlayay arrimaha gagaarka la qaatay Madaxda Hay’ado Caalami ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu weheliyo xoghayaha Dowladda hoose Mudane Cabdiqani Axmed Maxamuud ayaa shir gudoomiyay kulan heerkiisu sareeyo oo u dhexeeyay Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo iyo hay,adaha Caalamigaa ee hoostaga Qaramada Midoobay iyo kuwa maxaligaa ee ka hawlgala Gaalkacyo kana dhacay xarunta Maamulka Degmada , kaasi oo diiradda lagu saaray, qiimeynta iyo dib u eegista mashaariicda hadda socota, caqabadaha hortaagan , isla xisaabtanka iyo horumarinta Degmada Gaalkacyo.

Dhamaan wakiilada ka socday hay’adaha Caalamigaa ee UN-ka iyo kuwa maxaligaa ayaa shirka ku soo bandhigay mashaariicda horumarineed ee ay ka wadaan Degmada Gaalkacyo iyo caqabadaha hortaagan ee fududeynta u baahan iyo yoolkooda ku aadan taageerista hawlaha  horumarineed ee ay waddo Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo , iyagoo maamulka degmada ku amaanay wada shaqaynta uu hay’adaha caalamigaa iyo kuwa maxaligaa la leeyahay iyo shaqada baaxadda leh ee ka socota xarunta Dowladda hoose ee shirku ka dhacay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo shirka soo xiray ayaa ugu horeyn hay’adaha Caalamigaa iyo kuwa maxaligaa ee ka hawlgala Gaalkacyo kaga mahadceliyay soo ajiibitaanka kulanka ay isugu yeertay Dowladda hoose iyo wada shaqaynta ay la leeyihiin Maamulka Degmada , isagoo shaaca ka qaaday in ay dib u eegis dhameystiran iyo isla xisaabtan u baahan yihiin mashaariicda hadda ka socota Gaalkacyo si looga jawaabo baahiyaha aas aasigaa ee bulshada , loona taageero horumarinta adeegyada danta guud ee ay bulshada baahida weyn u qabto , haddana ay dardar gelinta kuwada Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo.








Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Madaxda hay’adda Qatar Charity 

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In