Dowlad goboleedka Galmudug ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray wasiirrada cusub ee R/wasaare Kheyrre uu maanta magacaabay, wuxuuna maamulku u rajeeyay in ay si wanaagsan u gutaan howsha Qaran ee loo igmaday.
Halkan hoose ka akhriso War-saxaafadeed uu soo saaray maamulka Galmudug