Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Galmudug oo qorsheynayo in mashruuca Baxnaano laga fuliyo deegaanka Mareer-gur “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Galmudug oo qorsheynayo in mashruuca Baxnaano laga fuliyo deegaanka Mareer-gur “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada Deegaanka Mareer-gur ee Gobolka Galgaduud ayaa mas’uuliyiinta Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha bulshada Galmudug iyo xubno ka socday Maamulka Caasimadda Galmudug u soo bandhigay adeegyada ay u baahanyihiin iyo in faah faahin laga siiyo mashruuca Baxbaano oo Dowlada Federaalka Soomaaliya ugu talagashay in bulshada lagu taakuleeyo kadib kormeer xubno uu Wasiirku hogaaminayo ay halkaasi ku tageen.

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Caasimada Galmudug Cabdi Xaashi Caroole ayaa bulshada Deegaanka warbixin ka siiyey Mashruuca Baxnaano maadaaba dad fara badan oo danyar ah deegaanka laga Diiwaangaliyey.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Maxamed Nuur Diini ayaa xusay in kormeerkoodu yahay ogaanshaha cabashada bulshada iyo dabagalka sidii Mashruuca Baxnaano looga faa’iideysan lahaa.

Ugu dambayn Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Galmudug ayaa tilmaamay in mashruucan la siin doono bulshada kuwooda danyarta ah, isagoo ka digay in wax la musuq maasuqo.

Mashruuca Baxnaano oo ay bixinayso Dowlada Soomaaliya ayaa deegaannada Galmudug waxaa ka faa’iidaysanaya in ka badan sideed iyo labaatan kun oo Qof.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka u kala wareejiyey Wasiirrada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Amniga”SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo ka qeyb galay munaasabad ay xilka kula wareegayeen Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo La Kulmay Guddi Hoosaadka Horumarinta Dhaqaalaha Dalka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo ka qeyb galay munaasabad ay xilka kula wareegayeen Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

March 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In