Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Galmudug oo soo dhaweeyay shirkii wadatashiga “Shir-jaraa’id+Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Galmudug oo soo dhaweeyay shirkii wadatashiga “Shir-jaraa’id+Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi.oo shir Jaraa’id qabtay ayaa soo dhaweeyay shirkii madasha wadatashiga ee shalay lagu soo gebagebeeyay magaalada Muqdisho.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa shirkiisa Jaraa’id ku sheegay in maamulka Galmudug uu soo dhaweeynayo go’aannada ka soo baxay shirkaasi, isagoo wax wanaagsan ku tilmaamay in talada dib loogu soo celiyo shacabka Soomaaliyeed,

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Haddaan nahay maamul goboleedka Galmudug runtii aad iyo aadaan usoo dhaweeyneynaa taladaasi, madaxdii noo meteleysana runtii aad iyo aadeey u mahadsanyihiin iyo dhamaan madaxda Soomaaliyeed ee dhan, waxaana leenahay waa tallaabo aad u fiican oo hore loo qaaday” ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

Dhinaca kale madaxweyne ku xigeenka ayaa soo hadalqaaday waxqabadka maamulka Galmudug muddada sadexda bilood ah ee uu jiray, wuxuuna xusay in maamulku ku tallaabsaday horumarro kala duwan oo amnigu ugu horeeyo.

“Waxaad la socotaan in ciidamadeenu ay dib u soo celiyeen deegaanno badan sida deegaanka Camaaro,  deegaanka Bacaadweyn oo dib looga celiyay kuwii nabad diidka iyo deegaanka Wabxo oo shalay laga sifeeyay Cadowga, iyadoo howlgalkaasi fuliyeen ciidamada dowlada kuwa AMISOM iyo ciidamada Galmudug oo iskaashanaya” ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/10/COD-Shir-Jaraaid-Madaxweyne-Ku-Xigeenka-Galmudug.mp3
Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Sanadka cusub ee Hijriga iyo Fadaa’isha Bisha Muxaram-Sh Bashiir Axmed Salaad

Next Post
Sanadka cusub ee Hijriga iyo Fadaa’isha Bisha Muxaram-Sh Bashiir Axmed Salaad

Sanadka cusub ee Hijriga iyo Fadaa’isha Bisha Muxaram-Sh Bashiir Axmed Salaad

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In