Friday, September 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka G/banaadir oo Kulan Duco Ah u sameeyey Gudoomiye Caana Geeel” SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maamulka G/banaadir oo Kulan Duco Ah u sameeyey Gudoomiye Caana Geeel” SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mamulka Gobolka Banaadir oo xalay kulan duca ah u sameeyay Gudoomiye Ku xigeenkii arrimaha Siyaasadda Gobolka Banaadir iyo dadkii kale ee Geeriyooday qaraxii Hotel Central ee magaalada Muqdisho.

Kulankan Ducada ah ayaa waxaa Ka soo qeyb galay bulshada qeybaheeda kala duwan kuwaas oo dhamaan ka qiireysanaa dhibaatada ka dhacday Hotelka Central 20kii bishan Fibraayo.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026

Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay ka qeybgalay kulan loogu duceynaye gudoomiye ku xigeenkii gobolka Maxamed Aadan Guuleed “Caano Geel” oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay hotelka Centeral ee magaalada Muqdisho.

C/qaadir Maxamuud Dhalxa oo ah agaasimaha xafiiska guydoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ka sheekeeyay taariikh nololeedkii Allaha u naxariistee “Caano Geel” , wuxuuna ku tilmaamay in uu ahaa mas’uul sharaf iyo karaamo ku dhex lah bulshaweynta Soomaaliyeed, wuxuuna u rajeeyay in Jannadii Fardowsa Alle ka waraabiyo.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee caanka ka ah dalkeenna oo munaasabadaasi ka hadlay ayaa sheegay ineysan Diinta Islaamka ogoleyn falalka ay kooxda shabaab ku baneysanayaan dhiigga dadka Soomaaliyeed ee muslimiinta ah.

Allaha u naxariistee Gudoomiye ku xigeenkii dhinaca siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Aadan Guuleed “Caano Geel ayaa ka mid ahaa dadkii Jimcihii la soo dhaafay ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Masjid ku yaala Hotelka Centeral ee magaalada Muqdisho.

Ugu Dambeyntii Gudoomiyaha G/banaadir iyo Sadexda Gudoomiye ku xigeen ayaa si isla mid ah ugu Duceeyey in ilaahey Janadiisa siiyo gudoomiye Caana Geel kuna tilmaamay in uu ahaa nin daacad ah oo qiimo badan.

“ Allaha u naxariiso Caana Geel maamulka gobolka Banaadirna waxaaan xusuusan doonaa Agoontii uu ka dhintay waana waajib na saaran waayo wuxuu Caaano Geel dhintay asaga oo danta Guud ka shaqeyna” ayuu Yiri Gudoomiye Muungaab.

1801377_1563629940542426_5864544135413392129_o

1900607_1563629990542421_5274752298761196013_o (1)

1900607_1563629990542421_5274752298761196013_o

10818513_1563630160542404_1073382970542373989_o

10842120_1563629827209104_3004235518242839945_o

10855083_1563630197209067_3073349538219380400_o

10984167_1563630213875732_8237222802094872327_o

10989230_1563629850542435_7125437941728928205_o

10991624_1563629847209102_991126968584871180_o

10998326_1563630217209065_3261744489360478502_o

11021408_1563630187209068_6581571749115195488_o

11021499_1563629923875761_5785387975817654690_o

Previous Post

Isku Aadka Wareega 16-ka ee Koobka Europa League-ga oo Lagu Dhawaaqay

Next Post

Heshiis laga gaaray rabshad ka dhacday goobo Soomaalida Koonfur Afrika ku ganacsadaan

Next Post
Heshiis laga gaaray rabshad ka dhacday goobo  Soomaalida Koonfur Afrika ku ganacsadaan

Heshiis laga gaaray rabshad ka dhacday goobo Soomaalida Koonfur Afrika ku ganacsadaan

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In