Wednesday, November 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka G/Hiiraan oo Qorsheynaya Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka G/Hiiraan oo Qorsheynaya Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasadda ee maamulka Gobalka Hiiraan Xuseen Cusmaan Muumin oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa shaaca ka qaaday iney dhawaan howlgal ka dhan ah Kooxda Argagixisada Al-Shabaab,kaasi oo la doonayo in looga sifeeyo deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolka Hiiraan.

โ€œWaxaa saacadaha soo socda bilaaban doonaa howlgal ka dhan ah Al-Shabaabka soo galay deegaanada hoos yimaad Gobolka Hiiraan,umana dul qaadan doono in horteena maalin walba dad shacab ah ku dhibaateeyaanโ€, ayuu yiri Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Hiiraan.

Related posts

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

November 4, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐š๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐จ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

Kooxda Nabadiidka Al-Shabaab ayaa la sheegay in shalay gelinkii danbe ay gubeen ilaa iyo shan gaadiid oo badeeco ganacsi u siday degmooyinka ay goโ€™doomiyeen ee Gobollada Hiiraan iyo Bakool,waxaana sidoo kale marar badan dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab weeraro gaadmo ah ku qaadeen kolonyo gaadiid oo galbinayo masโ€™uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa wada howlgal lagu ciribtirayo Al-Shabaabka fara ku tiriska ah ee ku haray deegaano iyo degmooyin ka tirsan dalka,waxaana soo baxaya khilaaf xoogan oo hareeyay madaxda ugu sareysa Ururka Al-Shabaab,kaasi oo hadda maraya meeshii ugu xumeyd.

Previous Post

Dawlada Qadar oo Sheegtay in ay soo Iibsan doonto Diyaarado Dagaalka:

Next Post

kulan looga hadlayay Amaanka Gobalka shabeellaha dhexe oo ka dhacay Degaanka Dacaar

Next Post
kulan looga hadlayay Amaanka Gobalka shabeellaha dhexe oo ka dhacay Degaanka Dacaar

kulan looga hadlayay Amaanka Gobalka shabeellaha dhexe oo ka dhacay Degaanka Dacaar

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

November 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐š๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐จ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐š๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐จ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

November 4, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo qodobka...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden

November 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Rurik Marsden, Ku-xigeenka Agaasimaha...

Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay dilka Ismaaciil Haniya

Dowladda Soomaaliya Waxay si adag u diiddan tahay tallaabada Isra’1l ay Ku sheegatay magacaabista Safiir ka Hawlgala Hargeysa

November 4, 2026
0

Tallaabooyinkaan la qaaday iyada oo aan oggolaansho laga haysan Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si bareer ah u jebinayaan madaxbannaanida, wadajirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In