Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobalka Banaadir oo ka digay ka ganacsiga Maandooriyaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobalka Banaadir oo ka digay ka ganacsiga Maandooriyaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kusoo bandhigeen Maandooriyaal halis ku ah bulshada Caasimadda, kaas oo lagu gubay duleedka degmada Kaaraan.

Goobta lagu soo bandhigayay Maandooriyahaan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), Taliyaha qeybta guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Macalin Mahdi iyo saraakiil kale.

Related posts

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026

Taliyaha qeybta guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Macalin Mahdi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maandooriyaha iyo adeega Internet-ka ee loo yaqaano 1xpet uu caqabad ku yahay xasiloonida Caasimadda iyo horumarka bulshada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa uga digay cid kaste oo ku howlan isticmaalka iyo ka ganacsiga Maandooriyaha iney ka waan toowaan cidii lagu soo qabtaana sharciga lala tiigsan doono.

Previous Post

Ciidamo boolis ah oo tababar loogu soo xiray Muqdisho

Next Post

Guddiyada Maaliyadda Labada Aqal ee BJFS oo la kulmay Hanti-dhowraha iyo Xisaabiyaha Guud

Next Post
Guddiyada Maaliyadda Labada Aqal ee BJFS oo la kulmay Hanti-dhowraha iyo Xisaabiyaha Guud

Guddiyada Maaliyadda Labada Aqal ee BJFS oo la kulmay Hanti-dhowraha iyo Xisaabiyaha Guud

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Xubin Ka Tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Mareykanka

Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Xubin Ka Tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Mareykanka

July 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan...

Dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Suudaan oo Xoojinaya Iskaashiga  Diblomaasiyadda

Dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Suudaan oo Xoojinaya Iskaashiga Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In